SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - DIGNIIN
Digniin Ku Socota Maammulka Waqooyi Galbeed iyo Hadalkii Adna Aadan Ay Siisay BBC-da

Ku: Beesha Caalamka
Ku: Qarammada Midoobay
Ku: IGAD
Ku: Ururrada Siyaadda
Ku: Guurtida iyo Odayaasha

KAAH

Annaga oo ku hadalayna magaca beelaha Gobolka Sanaag, Bariga iyo Badhtamaha, waxannu uga digaynaa maammulka la magac baxay Somaliland, in aanay waxba ka khusayn dadka aannu magacooda ku hadlayno, madaxbannaanida ay sheeganayaan. Waxannu beesha caalamka iyo dhammaan intii danaynasya, danta ummada Soomaaliyeed la socodsiinaynaa inaannu taageersannahay go'aankii ka soo baxay shirka Mpaghathi. Sidoo kale, hadalkii uu yiri Kipligat, oo ahaa midnimada Soomaaliyeed inay tahay mid muqaddas ah, waannu ugu hambalyaynaynaa.

Isla mar ahaantaas, waxannu xaaraantinnimaynaynaa wixii ummada u horseedaya kala qoqobid iyo kala tag. Dad lagu soo doortay magaca beeshayada ma joogaan Hargeysa. Waxa beeshu la qabtaa Soomaaliweynta kale in la soo celiyo dawladnimadii iyo sharaftii dalka, lana dhiso maammul Fedaraali ah sida lagu tibaaxay qodobbada heshiiska Mpaghathi.

Baaqan waxa wada jir u soo saaray waxgaradka beesha dalka gudihiisa iyo debaddiisaba.

Waxa Saxiixay:
1. MAXAMUUD AXMED CABDALLA
2. CABDIRAXMAAN MURSAL WARSAME
3. SICIID MAXAMED SHIRE
4. CUMAR DUCAALE CALI
5. CABDIRASHIID CALI GARAAD
6. MAXAMED SAALAX SICIID
7. SHEIKH MUUSE CALI
8. CABBAAS CUMAR CALI
9. MAXAMED CABDICASIIS BAYR
10.MAXAMED MUUSE CALI
11.CABDULLAHI CILMI
12.CABDULQAADDIR MAXAMED "BIDHIIDH"
13.XASAN MAXAMED JAAMAC "SAWAXILI"
14.JAAMAC CABDI CALI
15.MAXAMED MUUSE YUSUF

Wixii faah-faahin ah kala xiriir:
abdalle9@hotmail.com

 


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 

-dhammaad-

Faafin: SomaliTalk.com | July 12, 2003 

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri

 


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD