Halkan waxan u Imi Inaan wax
ka Barto Technolog-yada Heer-ka Sare ah Ee Hindiya: Madaxweyne Geele
Djibouti oo Doonaysa in ay
Xidhiidh Ganacsi la Yeelato Hindiya.
Waxaa
isku soo dubaridey:
abdiaziz ahmed
mousa
abdiaziz2@hotmail.com
May 21, 2002
Bidix: Madaxweyne A.P.J.Abdul-kalam, Dhexda: Raysal wasaare Vajpayee, Midig: Madaxweyne Gelle
|
Bangalore, May 21 Madaxweyne
Ismail Omar Guelleh oo ku sugan Maanta Banaglore ayaa Sheegay in uu jeclyahay
in uu Xidhiidh Ganacsi oo Aad u fiican la yeesho Dalka Hindiya Madaxweyne Geele
waxa uu yidhi waxanu U baahanay Qaybaha Information technology-ga (IT)
Halkan waxan u Imid Inaan wax
ka Barto Technolog-yadan Casriyaysan ee Dalkan Gaar ahaan Qaybaha (IT)
Madaxweyne Gelle waxa uu joogi Doona Laba Cisho Magaaladda Banaglore Isagoo
Iman Doono Bari 22 bishan Bombay .
Mar ay Saxaafaddu wax ka
waydiiyeen Madaxweynaha U jeedadiisa Dalkan India waxa uu yidhi Waxa Ugu
Muhiimsan Ee Aan HalkanU Imid waa in Aan Ka faa,iidaysto Technology-ada
Casrigan Ee Dalkan".
Inta uu Booqashada Ku Joogo
Madaxweyne Gelle waxa uu Booqan Doonaa Labada Company ee Ugu Waaweyn Eeshiya
kuwaas oo Horumar ka Gaadhay Qaybaha Kala Duwan ee software-ka Infosys and Tata
BP Solar.
Magaaladda Bombay Oo uu Iman
Doon Madaxweynuhu Bari waxa loo Sii Diyaariyay in uu dago Hotel Taj oo Ah Hotel
ay ku Soo Dagaan Madaxweynayaashu Halkaas oo Aan Goor Dhawayd Booqday.
Madaxweynaha
Djibouti oo La kulmay Madaxwaha iyo Raysalwasaaraha Hindiya
Madaxweyne Geele waxa uu kala hadlay madaxda hindiya Sidii Loo Sii Balaadhin
lahaa Ganacsiga.. GUJI
Madaxweynaha
Jibouti oo soo caga Dhigtay New-delhi
Madaxweynaha iyo waftigiisu waxay la kulmi doonaan madaxweynaha India iyo GUJI
abdiaziz Ahmed Mousa
Abdiaziz2@hotmail.com
May 21, 2003
QORAALADII HORE EE CABDICASIIS
Pakistan
Iyo Hindiya oo Gaadhay Heshiis
waa heshiis Ka Dhigan Sidii Film Hindiya oo Akhirka Ku Danbeynaya Hoog Iyo
Halaag GUJI 13/5
|