CUDURKA FURUQA OO DUNIDA LAGA CIRIBTIRAY 1977 OO HADALHAYNTIISU DIB U DUNIDA
UGU SOO LAABATAY
Furuqu wuxuu waqti kamid ahaa cudurada ugu halisan ee caalamka soo maray, kaas
oo ahaan jirey cudur aad u xanuun badan, isla mar ahaantaana calaamadihiisa
degdeg loo arkijirey. Cudurkaasi wuxuu ahaan jirey mid si sahala loo kala qaadi
karo. kahortaga cudurkaasi wuxuu ahaan jirey tallaalka.
Cudurkaas waxaa dunida laga cirib tiray sannadkii 1977. Taas oo dunida ku
qaataya laba qarni in guushaas lagaaro.
Qofkii ugu dambeeyey ee cudurka furuqu (smallpox) uu ku dhaco wuxuu ahaa nin
Soomaali ah oo deganaa magaalada Marka, ninkaas oo ahaa kariye (Cook) waxaa
magaciisa la oranjirey Cali Macow Macalin (Ali
Maow Maalin), waxaana uu cudurku ninkas ku dhacay 26 October 1977, waana
laga daweeyey, kaas ayuu ahaa markii ugu dambaysay ee cudurkaas dunida lagu arko.
Warbixinadii smallpox ka akhri... English.Version
Wararka ugu dambeeyey ee SmallPox Ka.Akhri.Halkan