SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - WARARKII 29/9/2002
Dilkii Kaiser oo Maxkamadi Xukuntay inuu Kama' ahaa
Wiil 15 jir ah ayey maxkamad ku taala magaalada London ku xukuntay inuu si aan ula kac aheyn u dilay wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Kaiser Osman.. GUJI... 

DKG oo Sharci u Soo Saartay Saxaafada
Waa in, Agaasimaha hay’ad warfaafineed aan aqoontiisuna aysan ka hooseyn heer dugsi sare; Tifatiruhuna waa inuu lahaadaa aqoon saxaafadeed oo heer jaamacadeed ah. Wariyayaashuna aqoon saxaafadeed oo heer dugsi sare ah, waa qayb kamida xeerka cusub ee.. GUJI... 

Gobolka Waqooyi Bari-Oo Ka Biyadiiday Dastuurka Qabyada
iyo Moi oo ka hadlay dastuurka: Mudanayaasha Gobolka Waqooyi Bari Kenya, Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Inay Si Adag U Diidan Yihiin Qoraalka Qabyada Ah Ee Dastuurka Kooxda Uu Prof. Ghai Hogaamiyo, Iyagoo Sheegay Inuusan Xambaarsanayn Aragtidii Iyo Rabitaankii Dadweynaha Waqooyi Bari Iyo Madaxdoodu Ay Hore Uga Barandegeen..  GUJI... 

Boqortooyadda Dalka Sacuudiga oo Safiirkeedii Qadar u Yeeratay
Sida ay qortay wakaaladda wararka ee dalkaa sacuudiga waxa ay boqortooyaddu u yeeratay Safiirkeedii joogay dalka Qadar si ay ola tashato waa sida ay wakaaladdu warka u dhigtaye.. GUJI... 

Wararka Soomaalida 26/9/2002
»» Bayaan Beesha Cumar Maxamuud ee London, UK
»» Yalaxow oo Caddeeyey Mowqifkiisa Maamulka B&BS
»» SPR oo Codsatay in la Maxkamadeeyo Cabdullaahi Yuusuf 
»» Maxaa ka soo baxay shirkii Johannsburg, S-Africa
»» Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xarunta Dr ismaaciil jimcaale 
»» Waraysigii Macalin Siciid Saalax ee codka beesha
Dhammaan Ka Akhri Halkan
[26/9/2002]


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great


I I D H E H 

Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD