SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - BOOSAASO
Puntland oo Soo Dhoweyneysa Idaacadaha Muqdisho ee Ka Hadlaya Hawada PL

Cawaale Jaamac Salaad
SomaliTalk.com | Bosaso, somalia
jamnaf87@hotmail.com 

  • "Waxaan soo dhoweyneynaa idaacadaha Muqdisho ee ka hadlaya hawada Puntland" Wasiir kuxigeenka warfaafinta pl
  • "Arintani waxay Soomaaliya ka dhigeysaa mid isu furan" Agaasimaha idaacada Midnimo ee Boosaaso.
Sidee Looga Baxaa Fidnada
Kulan Diineedkii Labaad ee Soomaalida Waqooyiga Ameerik oo ka dhacaya Ohio.... GUJI

Kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay kahadlayeen hawada puntland qaar kamida idaacadaha pl ayaa waxa maanta warsaxaafadeed kasoosaaray wasiir kuxigeenka warfaafinta pl ahna siihayaha xilka wasaarada, waxa uu wasiirku sheegay inay soo dhoweeynayaan idaacadaha muqdisho ee kahadlaya hawada puntland.

C/shakuur waxa kale oo uu sheegay inaysan wax dhibaato ah u arag idaacadahaas ayna gacmo furan kusoo dhoweynayaan.

Sidoo kale agaasimaha radio midnimo maxamad siciid cumar kaashwiito ayaa mar uu arintani kahad layay waxa uu sheegay inay kufaraxsanyihiin idaacadaha maqalkoodu ku soo biiray degaanada pl, gaar ahaan magaalada boosaaso, waxana uusheegay in arintani ay kadhigayso soomaliya mid isu furan.

Dhinaca kale magaalada Boosaaso beryahaan waxa kasocda olole lagaga hortagayo cudurada faafa sida HIV/AIDS iyo kuwa kale, ololahani waxa kaqayb qaadanaya dadweynaha magaalada oo isugu jira culimo, aqoonyahano iyo waxgarad, waxana si weyn uga dhex muuqda dhalinyarada gaar ahaan ururka caafimaadka gobalka BARI HEALTH ORGANIZITION
 

EEG WARARKII CEELKA GAACA EE BOOSAASO U DHOW... GUJI


Cawaale Jaamac Salaad
SomaliTalk.com | Bosaso, somalia
jamnaf87@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Aug 22, 2003 


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 

 

Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]