SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - OHIO

Kulan Diineedkii Labaad ee Soomaalida Waqooyiga Ameerika
(Sidee Looga Baxaa Fidnada)

 

Waxaa loogu bishaaraynayaa dhammaan walaalaha kulankii 2aad ee Islaamiga ahaa inuu ka dhici doono magaalada Columbus, Ohio Taariikhdu markay tahay: August 30ka, 31ka & Sept 1da, 2003.

Culimada ka soo qayb galaysa shirkana waa:

1. Sh. Maxamud Shible Holland
2. Sh. Mustafa Haruun Ismaciil Somalia
3. Sh. Maxamed Idiriis Atlanta
4. Sh. C/Raxmaan Sh. Cumar Minneapolis
5. Sh. Ibraahim Sh. Maxamed Seattle
6. Sh. Maxamed Khadar San Diego
7. Sh. C/Shakur Ibraahim Nashville
8. Sh. C/Risaaq Xaashi Boston
9. Sh. Nuux Ciise Virginia
 

Muxaadarooyinka kulanka looga hadli doono waxay kala yihiin:

1. Khatarta ku noolaanshaha galbeedka
2. Suhdiga iyo qiimihiisa
3. Fitnada iyo sida ay u saamaysay ummada gaar ahaan dumarka iyo shabaabka
4. Midnimada umadda iyo sida ay uga qayb qaadato in fitnada laga badbaado
5. Sidee da' yarta looga badbaadiyaa fitnada
6. Dhibaatada qabyaalada iyo sida looga badbaado
7. Sunada oo la raaco iyo bidcada oo laga fogaado
8. Tawxiidka dhabta ah
9. Fadliga barashada cilmiga
10. Fitnada aakhiru Zamaanka "Dajaalka"
11. Nadwo fiqh ah.
Qiimaha tigitka:

Dadka waaweyn
(Adult): $10.00
Qoyska
(family): $15.00

 
Waxaad kaloo ka dhagaysan kartaa isla markaaba Paltalk, insha Allah.

Waxaa goobta shirka laga heli doonaa cunto qiimo jaban oo si habaysan looga soo shaqeeyey.

Goobta  shirka: 2334 Mock Road (Masjid Ibnu Tayamiya), Columbus, Ohio. [Eeg Map-ka]
Taariikhda: Aug 30ka, 31ka & Sept 1da, 2003.

Wixii dheeraad ah waxaad kala soo xiriiri kartaan walaalaha kala ah:
1. Cumar Cige ......... 614-207-2752
2. Maxamed Xasan.....614-207-2552
3. Xafiiska Masjidka.....614-888-7140

Usheeg Asxaabtaada.... GUJI

IIDHEH:
Ha moogaan Columbus Halal Market oo ah suuq cunto iyo hilib xalaal iyo maktabad Eeg Halkan.....

Faafin: SomaliTalk.com | Aug 19, 2003

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]