SomaliTalk.com DALSAN

Allah Is Great |

      Home  | Quraan | Siiro | Saxaabo | Salaat |  Zakaat | Halal  | Hajj | isxisaabi | Search
 

 UJEEDOOYINKA MAGACYADA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYEED


XASILLOONI-DARRADA AF-SOOMAALIGA
Cilmibaaris: uu soo tebiyey Cabdiraxmaan “Barwaaqo” Guji


SHURUUDA QORAALADA KUSOO BAXAYA SOMALITALK


kaah

 

 
 December 10, 2003

MAXAMED CABDI YUUSUF OO LAGU ABAAL MARIYEY RA'IISUL WASAARANIMADA DKG

 Dismaha xukuumadda cusub oo la filaayo in dhawaan lagu dhawaaqo

MA DEGGAN TAHAY MUQDISHO, MAKUU XAYAYSIINAA GANACSIGAAGA, LASOO XIRIIR SOMALITALK MUQODISHO:
TEL: 2521 245500

Madaxweynaha DKG ayaa waxaa uu ku guuleystay magacaabidda labadii jago ee uu ka kala qaaday Cabdalla Deeeroow iyo Xasan Abshir asagoo ugu danbeyntii RAISUL WASAARE u magacaabay kuxigeenkii koobaad ee golaha shacabka MAXAMED CABDI YUUSUF oo dadka qaar sheegayaan in loogu abaal guday mowqifkiisii adkaa ee shirka kiinya uu ka qaatay, si kastaba ha ahaatee waxaa la filayaa in Ra'isul wasaaraha cusub uu magacaabi doono dowlad kooban oo si dag dag ah uu usoo dhisi doono ayadoo jaraa'idka muqdisho qaarna ey magacaabayaan rag la filayo iney ku jiri doonaan xukuumadda cusub.

DKG ayaa la filayaa in shirka 18-December ee mombaasa ka hor ey dhameystiri doonto dhismaha xukuumadda iyo ansixinta baarlamaanka ee xukuumadda cusu.

Abuukar yaasiin
abuukarsom@hotmail.com
SomaliTalk | muqdisho

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 10, 2003

Kulaabo Bogga Hore ee SomaliTalk.com

 <><><>

 

| Quraan | Siiro | Saxaabo | Salaat |  Zakaat | Halal  | Hajj | isxisaabi |

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD