SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - KENYA
Xaaladda Shariif Xasan oo kamid ahaa ardaydii lagu xasuuqay muqdisho.

Ridwaan Xaaji Cabdiweli

Nairobi,Kenya.

14/1/2003



dhakhaatiirta cisbitaalka kenyatta national hospital ayaa sheegay in ardaygii dhaawacnaa ee sharif xasan uu ka badbaaday qaliin lagu sameeyo isagoo ubaahan daawooyin lagula tacaalayo dhaawacii kasoo gaaray dhabarka oo dhakhaatiirtu ay haatan u wadaan.

waxaa dhakhaatiirtu ay sheegeen in 3bilood ama 6bilood kadib shariifka uu ka caafimaadi doono dhaawaca kasoo gaaray burcadii ardayda ku rasaasaysay magaaladda muqdisho iyagoo ka yimid iskuulka ay dhigtaan.

(warka oo dhanHoos Akhri 

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

 

horay waxaa cisbitaalka ugu geeriyootay Faadumo Cabdullaahi Jaamac oo lagu aasay xabaalaha kariyoko ee magaaladda Nairobi oo soomaali fara badan ay kasoo qayb galeen.

Dr Mahamed maxamuud bideey oo maanta ay waraysi la yeelatay idaacadda iqra ee magaaladda Nairobi ayaa uga mahadceliyay dadaalka dadka reer nairobi ay muujiyeen isagoo intaas ku daray in wali jawaab ayna ka helin gudiga ganacsatada islii iyo sharikadaha qaarkood.

bidey waxaa uu idaacadda ka sheegay in uu umahadcelinayo idaacadda Horn Afrik oo abaabul wayn iska xilsaartay arinta ku saabsan ardayda iyo idaacadda IQRA sidoo kale waxaa uu umahadceliayay sharikadaha dadaalka wayn ka muujiyay hawshii ardayda.

Ridwaan Xaaji C/wali
Nairobi,Kenya


Ridwaan Xaaji Cabdiweli
Nairobi,Kenya
ridwanhaji14@hotmail.com 

14/1/3 

Marxuumad Faadumo oo la aasay 
Qubuuraha Kariyoko ee Nairobi ayaa marxuumada lagu aasay kaddib markii isfahan laga gaaray Arinta  aaska marxuumadda. GUJI..  6/1/3

 

I  I  D  H  E  H

.....Taxanaha Wararka Eldoret

.....HALKAN KA BAAR WARARKII  IQRA


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002
SUUQ WEYNAHA ALKARAMA
Waa suuq Soomaaliyeed oo ku yaal xaafada Cedar ee Magaalada Minneapolis, GUJI...

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD