SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - KENYA
Nairobi: Baaritaan Lagu Sameeyay Qolka Jaamac Cali Jaamac.
 

Ridwan Xaaji Cabdiwali  

ridwanhaji14@hotmail.com 

Nairobi, Kenya  

 March 9, 2003 

Col jaamac cali jaamac oo maanta aan khadka taleefanka kula xiriiray ayaa ii sheegay in shalay qolkiisa ay baaritaan kula keceen niman uuna garanayn oo ah boolis isagoo ku dhex jira (qolka) oo martidiisa qaabilay.

Jaamac waxaa uu sheegay in meel looga dhacayo qiimaha shakhsiyadiisa ,islamarkaana arintan in ay tahay mid laga danbeeyo oo meel ku dhac ay ku tahay kenya.

Wax yar kadib waxaa uu la xiriiray masuuliyiinta shirka oo u sheegay in uu ka raali noqdo falkaas .lana baarayo cidii ka danbaysay 4nin iyo naagta baaritaanka ku qaaday qolkiisa.

Ridwaan Xaaji
Nairobi, Kenya 
ridwanhaji14@hotmail.com
 

<><><>

I  I  D  H  E  H

WARARKA SHIRKA MBAGATHI
»»SRRC oo eedayn Kulul usoo jeedisey DKG
»»Cismaan Caato oo Weli diidan SHirka Nairobi
»»Shariif Salaan oo Kubaaqay in Laga Soo qayb galo Shirka
»»Cawad Cashara: Eedaynta Deriska waxba kama jiraan
Dhamman Ka Akhri Halkan Feb 28

Gen. Maxamed Abshir Muuse oo Laga Yaabo in uu Sii Joogo Maraykanka 
Gen. Abshir ayaa markii uu tegey xafiiska INS si loogu cusboonaysiiyo sharciga kumeel gaarka ah ee uu ku joogey USA ayaa waxaa loo sheegay in uu INS-ta tuso Visa, Baasaboor iyo tigidhkii uu Maraykanka kaga bixi lahaa, laakiin.. GUJI... 8/3

DKG oo Dugsi Hoose/Dhexe Kadhigeysa Goob Ganacsi 
Waxaa Dugsigii Xamar Jadiid laga dhigayaa goob ganacsi sida ku cad wareegto kasoo baxday DKG, arintaas oo.. GUJI 7/3

WAR-BIXIN KU SAABSAN SHIRKA NAIROBI
Qaar ka mid ah ergada DKG ayaa si toos ah ugu soo xerooday madasha loogu talo galay inuu shirka Soomaalidu ka socdo... warbixintii
Ibraahim Maxameddeeq 6/3

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD