|
Nairobi: Wararka Shirka ugu Waawayn
Ridwan Xaaji Cabdiwali
ridwanhaji14@hotmail.com
Mbagathi ,
Nairobi, Kenya
March 12, 2003
Dawlada kumeel gaarka waxaa ay sheegatay in shirka ay ka baxayso hadii
itoobiya aan laga saarin shirka oo micniheedu uu noqonayo in ay ka baxeen.
Maxamed cabdi yuusuf oo ah ku xigeenka afhayeenka baarlamaanka oo aan waraysi la
yeeshay waxaa uu sheegay in itoobiya aanay daacad ka ahayn shirka oo hadaba ay
soo gshay soomaaliya.
Waxaa kaloo uu intaasi ku daray in kooxdii TNG ee shirka ku biiraya ay lacago
kaalmo ka heleen Itoobiya taasina ay sababtay ka qaybgalka shirka iyadoo
itoobiya ay samaysato kooxo danaheeda fuliya sida SRRC.
Cabdi raxmaan Diinaari Wasiirka Ganacsiga waxaa isna uu ii sheegay in Maxamed
Cabdi yuusuf bishii Janaayo lacag 100'000$ looga soo diray muqdisho si uu
ufashiliyo shirka.
Xuseen Caydiid ayaa ku tilmaamay ciidamada itoobiyaanka ee soomaaliya lasoo
tubay xuduudeeda mid ay iska ilaalinayso argagixisada oo caalamka oo dhan haatan
haygan uu ugu jiro.
Ridwaan Xaaji
Mbagathi, Nairobi, Kenya
ridwanhaji14@hotmail.com
SOMALITALK.COM | March 12, 2003
<><><>
Gen.
Maxamed Abshir Muuse oo Laga Yaabo in uu Sii Joogo Maraykanka
Gen. Abshir ayaa markii uu tegey
xafiiska INS si loogu cusboonaysiiyo sharciga kumeel gaarka ah ee uu ku joogey
USA ayaa waxaa loo sheegay in uu INS-ta tuso Visa, Baasaboor iyo tigidhkii uu
Maraykanka kaga bixi lahaa, laakiin.. GUJI...
8/3
DKG
oo Dugsi Hoose/Dhexe Kadhigeysa Goob Ganacsi
Waxaa Dugsigii Xamar Jadiid laga dhigayaa goob ganacsi sida ku cad wareegto
kasoo baxday DKG, arintaas oo.. GUJI
7/3
WAR-BIXIN
KU SAABSAN SHIRKA NAIROBI
Qaar ka mid ah ergada DKG ayaa si toos ah ugu soo xerooday madasha loogu talo
galay inuu shirka Soomaalidu ka socdo... warbixintii Ibraahim
Maxameddeeq 6/3
WARARKA
SHIRKA MBAGATHI
»»SRRC
oo eedayn Kulul usoo jeedisey DKG
»»Cismaan
Caato oo Weli diidan SHirka Nairobi
»»Shariif
Salaan oo Kubaaqay in Laga Soo qayb galo Shirka
»»Cawad
Cashara: Eedaynta Deriska waxba kama jiraan
Dhamman
Ka Akhri Halkan Feb 28
|