SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - OREGON

 DORASHADII URURKA ARDAYDA SOMALIDA OREGON

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......

 Asalamu Aleykum

Illah baa mahadleh, naxariis iyo nabada galyo korkiisa ha ahaato nabigenii subanaaay { S.C.W}waxaa maanta farxad weyn inoo ah in ardayda somaliyeed meel walbo dunida daafaheeda ka joogan eey muujinayaan isku xirnaan iyo wax uqabtaka bulshada hadeey ahani lahaad kuwa dalka joogo amo kuwa qurbaha jooga.

12/ bishii tobanaad ayaa ururka ardayda ee somaliweynta ku dhaqan gobalka Oregon eey soo agaasimeen doorasha aan hagari ku jiran taasoo oo lagu qabtay Portland community college. Ayadoo qofwalbo u arkayay in eey tahay dorasho {Democratic}.

Munasibadas ayaa waxaa kasoo qeeb galay dad aad utiro badan oo iskugu jiro ardayda iyo kuwaan arday aheenba. waa markii ugu horeeysay eey ka dhacdo munasibad noocaan oo kale ah. Waxeey dadka daremayeen in eey tahay tii ugu qiiro badaneyd eey soo marto tariikhda somalida dagan Oregon.

Markii eey madasha dadka soo buxinyeen ayaa codbahiyuhu ku soo dhaweeyay Shiikh Hasan oo kamid ah dadka sida aadka ah looqadiro, Shiikha ayaa waxuu meesha ka aqriyay aayado quraan iyo xadiisyo asigoo hadalkiisi sii wato ayuu qadir yar dadka ugu soo gudbiyay wax tarka iyo isku xirnaanshaha umada in eey tahay wax had iyo jeer loo bahanyahay.waxuu kaloo carabka kudhuftay in ardayda yahiin mustaqbalka bulshada. gabagabadii hadalkiisi ayuu mar labaad ugu mahad noqay ardaydii dhistay urukaani.

waxaa lasoo gaaray doorashadii eey ku loolantamayeen arday wax kabarato jamacada iyo kuleejoyinka Gobalka. Sidaan ayee u dhacday dorashadi.

  1. Jagada madaxweyne waxaa kuguleystay Mohamed yuusuf.
  2. Jagada madaxweyne ku xigeenka waxaa ku guleystay Mohamed ibrahim.
  3. Waxaa kaloo jagada xokheynta {secretary} ku guleysatay Nafiso nadiir.
  4. Jagada qasnijaga {Treasure} waxaa ayadane ku guleysatay Sacdiyo Jeele.
  5. Jakada iskuduwah {Coordinator} waxaa ku guleystay Abdallah Mohamed.
  6. Jakada xariirka dadweynaha {public Relations} waxaa isna ku guleystay Hasan cadoow.

Sikasatabo ha ahatee waxaa xaqiiqo ah in eey jirin qof la tartamayay ardadyii ku guuleysatay jagooyinkass. sidaas darteed baa waxaa Oran karnaa waxeey ka heleen meel cidlo ah codkaas ardayda. Ardayda waxeey soo bandhigeen waxqabatka eey la imani donaan. Dadweynihii dhageysanaayay hadaladii eey soo bandhigeen ardayda ayaa mujinanay in ee ku qanacsanyahiin hadaladaasi.

 Gudigii ku meel garka ahaay ee soo waday hawsha tan iyo goortii la asaasay ururka Ayaa si sharaf leh xilka ugu wareejiyay gudiga cusub ee xilka lawareegay.

W/Q Abdallah Mohamed
Portland Oregon

shariif88@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 15, 2003

Dayaxgacmeed Cusub oo Loo Diray Hawada
Dayaxgacmeedkan oo ay Yurub hawada u direen... Guji

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD