SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
 JAWAAB ISLAAMNIMO IYO IS BARAARUJIN WALAALTINIMO

WALAAKIIN C/SSALAAM XALANE

jamaame61@hotmail.com

BISMILLAAHI.

ALSALAAMU CALEYKUM WW.

WAXAAN KU BILLAABAYAA MAGACA ALLAH SWT ALLAAH HAASOO ADDUUNKA UGU NAXARIISTA MUSLIIM IYO GAALADABA,LAAKIIN AAKHARA[MAALINTA SOO SOCOTEE SHAKIGA UUSAN KU JIRIN] UGU NAXARIISTA DADKA IIMAANTA DHABTA AH LAGA HELAY KALITYA.

INTAAS KADIB WAXAAN DABA SOCDAA [MAQAALADII KALA AHAA SHAYDAANKU MA QUBEYSTAA?]IYO KII LAGU NAQDINAYAY EE ASAGANA AHAA [SHAYDAANKU MAQUUSTO.

NINKII ISKA LAHAA MAQAALA HORE WAXAAN LEEYAHAY HADDUU MUSLIM AHAA IIMAAKIISA HA CUSBOONAYSIIYO, MAXAA YERELAY HADALLO UUSAN KU HADLI KARIN NIN MUSLIM AH AYUU KU HADLAY HADDUUSAN MUSLIM AHEYN WAXAAN LEEYAHAY SOMALI GAAL MEEL UGAMA FURNA SOMALINA MAANTA WAXAY U BAAHANTAHAY DAD ALLAAHOODA KU XIRA, QOFKA SOMALIGA AH ASAL AHAAN WAA MUSLIM HADDUU KABAXANA WAA MURTAD RIDDANA ISLAAMKU WAXA UU KA QABO WAA LAWADA YAQAAN AYEY ILA TAHAY,NAQDINNA WALAALKAYAGII AYAA NOOGA FILAN.

WAXAANSE OGAHAY NINKAAS HADDUU WAX KA SHEEGI LAHAA QABIIL QABAA,ILLADA SOOMAALI KA MID AH NAQDINTU INTAAS INAY KA BADNAAN LAHEYD DAD YAHOW QABIIL LOO DHINTO AMA LA DAAFACO HADDUU WAX DHEEF LEEYAHAY DIINTEENNA MUQADDASKA AH EE SAMAAWIGA AH AYAA NOO SHEEGI LAHEYD WUXUU NABIGEENNI MUXAMMAD AHAA SCW NAGU YIRI XADIITH SAXIIX AH [KATAGA QABYAALADDU WAA QURUNE].

WALAAKAYAGII DIINTIISA DIFAACAY ALLAAH WAXAAN U WEYDIINAYAA INUU MIIZSAANKA XASANAATKA UU USAARO MAALINTA QOF WALIBA WANAAGGI UU UGALAY DAR ALLAAH UU RAJAYNAYO BAL INUU KU BAXSADO.

ORAAHDAYDII HADDAAN U SOO NOQDO AAN RABAY INAAN DABA DHIGO LABADAAS MAQAAL EE AHEYD [SHAYDAANKU WUU QUBAYSTAA WUXUUNA LA QUBAYSTAA SHAYAADIINTIISA INSAANKA AH, XATAA NABIGA SCW DUCO AYAA JIRTA UU NABARAY OO LA AKHRISTO MARKA LABADA XALAASHA ISKU AH AY ISU TAGAYAAN,HADDII AYSAN AKHRISANA ISUTAGGAAS SHAYDAAN UU KA QAYB QAADANAYO MAADAAMA AAN LA ISKA NAARIN CANUGGAASNA HADHOW UU LA SOOBAXAYO SHAYDAANNIMO.

MAQAALKA KALE SHAYDAANKU INUU QUUSTO WAXAA JIRI JIRAY ILAA MAANTANA JIRA DAD ALLAAH SWT KU XIRAN SHAYDAANKUNA UUSAN AAGGOODA SOOGALI KARIN, WAXAANA DADKAAS KUWII HORE KA MID AHAA [CUMAR IBNAL KHADHAAB] RC NABIGEENNA SCW AYAANA NOO SHEEGAY IN CUMAR HADDII UU JIR QAADO SHAYDAANKUNA UU JID KALE QAADAYO, MARKII UU HIJROONAYAYNA WAXAAN GARANAYNAA INUU BARQO BAXAY ASAGOO KU YIRI GAALADII QUREYSHEED NINKII RABA INAY HOOYADIIS GABLANTO HA ISOORAACO INDHAHOODA OO SHANTA AHNA WAA ASAGII MADIINAH U HAAJARAY ].

ALLAAHNA SWT SUUTATU ALNAXLI WUXUU NOOGU SHEEGAY SHAYDAANKU INUUSAN WAX SAAMAYN AMA DHIBAATO UUSAN U GAYSAN KARIN DADKA AALLAH KU XIRAN LAAKIIN KUWA ALLE KA FURTAY SHAYDAANKU GACALIYE UU UYAHAY,XUMAANOO DHANNA UU FARO.

WIXII AAN SAXAY ALLAAH AYAA MAHADDEEDA ISKA LEH, WIXII AAN KU GAFAYNA SHAYDAAN IYO NAFTAYDA AYEY KA AHAADEEN.

WALLAAHU ACLAM.

WALSALAAMU CALEYKUM WW.

WALAAKIIN C/SSALAAM XALANE

jamaame61@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Sept 14, 2003


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

Hab-Qoraalka Miro-Dhalka ah [C/Shakur]
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]