SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

Feb 10, 2004  

Is garab dhiga caqliga soomalida iyo kan umadaha kale
Dahir cumar abtidon
abtidoon_97@hotmail.com

Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...



XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO



Waxa qoralkan igu kalifay markan dhinacyo badan ka eegay xaalada somalidu kusugantaha

Waxay cid waliba og tahay sida uu qarankeenii u burburay iyo sidayna aynan u dareensanayn .umada uduunyada ku nooli waxay wali la yaabantahay sida umadi unoolankarto dawlad la,aan .sida taarikhdu dhigayso umadkasitiba waxay k u dhaqmi jireen kala danbayn waxayna lahaan jireen horjooge kaliya ama ha ahaato dawladnimo ama dhaqan qabyaalad ku dhisan.

Umadi markay wadada ka leexato waxa la heli jiray qolo dhex dhexaad ah oo jidka toosan is taaga ama qowmiyad ha ugu yeedhaan ama diin ha ugu yeedhaan laakiin iyada oynu mudo 13sano ah aan xaaladn ku jirno waxa la yaab leh inayna wax xal ah oo soo muuqdi jirin.in umada wax garadkeedu noqdaan dhalin yar garaadaysatay mudadasi dalku burbursanaa.. .

1988dii ayaa Dr CUMAR CISMAAN RAABE hadal ka jeediyay dalka QATAR waqtigaas oy dawladii soomaliya dhisnayd MAXAMED SIYAADNA noolaa wuxu Dr ku hadalkiisii ku bilaabay sida tan.
(QARNIGAN AAN KU JIRNO WAXA KA HADHAY MUDO TOBAN SANO AH MUDADAASI KA DIB WAXA LA IS WAYDIIN DOONAA SOMALI HALKAY KU DANBAYSAY)
10/1/2004kii waxan la xidhiidhey Dr ka waxanan waydiiyay mar haduu 1988kii sida wax u arkayay manta sida uu wax u arko wuxuuna iigu jawaabay sida tan.
(ADEER WAXAD TAHAY QOFKII U HOREEYAY EE SI WADANI NIMO LEHA II WAYDIIYAY ARINTAA.XALADII SOMALIYANA WAXAY MARAYSAA MEEL KHATAR AH) marka waxa is waydiin leh tolow somalida imisaa muwaadiniin ah?

Waxa hubaal ah hadii malintii SIYAD BARE xukunka ka dhacay lagu heshiin lahaa in qabiil kastiba mudo laba sano ah hayo jagada u saraysa sida boqor tooyada MALAYSIA loogu heshiiyay in boqor kastib 5sano hayo in manta qabaail badani soo qaban lahaayeen madaxnimada .dalkuna dhisnaan lahaa.
Waayo waxan ognahay in dawlado badan oy ku noolyihiin umado kala cirqi ah oo kala diin ahi ay si fiican u dhisan yihiin sida SODAN iyo MALAYSIA iyo kuwa kale oo badan ..

Hadaba anigu waxan qabaa halka laga burburay inaynan ahayn caadifad (jacayl ) qabyaaladeed ee ay tahay maskaxdeena oo danbaysa ugama jeedo jaahilnomo waayo waxan in badan SOMALITALK ka akhriyay in nin intu isaga oo qabiilkiisa difaacaya qabiil kalena weeraraya qoraalkiisa ku saxeexo Dr: hebel
tasi waxay i xasuusisay in aan maalin malmaha ka mid ah ku idhi nin somaliyeed oon wadaadnimo ku tuhmayay war mad qabqablihiina hebel iska qabataan?
waxu iigu jawaabaay isaga oo faanaya (IDINKU QAB QABLENA MA LIHIDIN)
hadaba wadani nimada wadaad garan waayay ee Dr garan waayay ayaa garan doona?

Dahir cumar abtidon
abtidoon_97@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 10, 2004 

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

. XAMAR DAAWO DACALLADA... SAWIRRO....

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
usa


kaah


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD