SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BOOSAASO

Feb 14, 2004  

War-isgaarsiinta Bosaso

Qiimihii Telefoonada Debeda iyo Internetka Boosaaso oo aad Hoos ugu Dhacay

SomaliTalk.com | Boosaaso, Soomaaliya

Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...



FAAQIDAADA CIYAARAHA... GUJI

XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO
Tartan dhexmaray shirkadaha war-isgaarsiinta ee ka hawl-gala magaalada Boosaaso ayaa waxay keentay in qiimihii debadda lagula hadli jirey uu hoos u dhacay xaddi dhan 89%. Haatan halkii daqiiqo ee dibadda ah waxay sii maraysaa $0.15 taas oo ah qiime aan hore loo arag. Qiimihii hore ee la yaqaaney waxaa uu ahaa $0.7 halkii daqiiqo.

Sidoo kale waxaa dhulka galay qiimaha Internetka oo uu ku yimid hoos u dhac gaarsiisan 75%. Waxaana haatan halkii saac aad ku fadhin kartaa $0.5 kaas oo hore u ahaa qiime dhan $2. waxaana shirkadda Golis ay macaamiisheeda ugu baaqday in ay heli doonaan Internet lacag la'aan ah [free Internet].

Xarumaha taleefoonnada laga dirsado ayaa noqday kuwa dad badani saf ugu jiraan iyaga oo ka cabsi qaba in laga noqdo go'aannadan ay soo saareen shirkadaha war-isgaarsiintu, taasi oo ay doonayaan in ay eheladooda la xiriiraan inta xaalku taagan yahay jeebka gacanta galida.

 SomaliTalk.com | Boosaaso Feb 14, 2004

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 


IIDHEH

MAC-HADKA BEDER

Macadka, Beder Institute of Education, waa macad wayn oo ku yaalla Soomaaliya magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo... Guji.....

 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
usa


kaah


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD