SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - ATLANTA

Feb 25, 2004 

Georgia Somali Student Union
3711 North Decatur Road Suite 107A
Decatur, Georgia 30032
(404) 909- 3479 (404) 294-6440
Fax (404) 294-6440

"Aqoon la’aani waa iftiin la’aan"
Ogaysiis, Ogaysiis, Ogaysiis

Ku. Jaaliyada Somaliyeed – Atlanta

Ujeedo. Dib u dhigid shirkii Horumarinta Waxbashada Caruurteena

Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...



FAAQIDAADA CIYAARAHA... GUJI

XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO
 

Waxaa ururka ardayda Gobolka Georgia sharaf u ah in ay kugu wargaliso in dib loo dhigay shirka kor ku xusan oo looga hadli lahaa arimo badan oo ku saabsan kor u qaadida waxbasharada caruurteena dhigta dugsiyada sare, dugsiyada dhexe iyo dugsiyda hoose.

Goobta: Clarkston High School

618 Indian Creek Dr. Clarkston Georgia 30021

Goorma: February 28, 2004 Waqtiga: Sabtida 11:00Am – 2:00Pm

Waxaa casharo muhiim ah ka soo jeedin lahaa wakiilo ka socda maamulka iyo macalimiinta dugsiyda kale ah.

  • Dugsiga sare ee Clarkston - Clarkston High School
  • Dugsiga dhexe Freedom - Freedom Middle School
  • Dugsiga Hoose Indian Creek – Indian Creek Elementary
  • Hadaba, waxaa lagu xoojinayaa waalidiinta in ay la socdaa dib u dhiga shirka, dib baa laga soo sheegi doonaa goorta la qaban doono shirkan.

    Sidaas iyo wada shaqeyn wacan.

    Waxii faahfaahin iyo taageero ha la soo xariir xafiiska ururka ardayda GSSU.ama soo waca (678) 469 – 8583 ama (404) 909- 4379

    Qore: Burhan ahmed burabdi@hotmail.com

    Feein: SomaliTalk.com | Feb 25, 2004

    Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

    Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

    © www.SomaliTalk.com
    All About Somalia and More..
    .
    >> Usheeg Asxaabtaada
    Allah Is Great
    usa


    kaah


    BILICDA SOMALIYA
    Luuq Ganaane, 1987

    wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
    Akhri



    XAAFID QUR'AAN cFatax
    Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


    Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

    HTML CD