SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - GABAY

Feb 25, 2004 

Keenyooy hasoodayn
 

Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...



FAAQIDAADA CIYAARAHA... GUJI

XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO

GABAYGAN WAXAA TIRIYAY ABWAANKA DE.DDAYAR JAMAC MAXAMUD MAXAMED (JOOBANE) ABWAANKU WAXA UU GABAYGIISA UGA GOLEEYAHAY DHIBAATOOYINKA IYO SILACA AY DAGAAL OOGAYAASHU AY KUHAYAAN DADKIISA IYO DALKISA.

WUXUUNA GABYAGIISA KU SHEGAY IN AY DANBIILAYAAL YAHIIN WAXAA LAGAGA BOG SOONKARAA NABARADOODA IYAGOO XABSI LADHIGO ,SOOMALINIMADIINA LASOOCELIYO , WUXUUNA YIRI



KEEN YOOY WAALALEY

KUFTI IYO XIGAALAY

KAABIYA XUDUUD KIYO

KORKA TAAN WADAAGNAAY

KOHANAYE NADABA QABO

KAFTAN MAAHADA XAAJADU

KAX BAAN MAATA JOOGNAA

KULAYLBA KULAYL KADAN

KUWAASAA NAGABA WARAY

KULIWAA DAN BIILEE

KURSAY WADARABAANEE

KEEN YOOY HASOODAYN



WAX IIMANKU KOD SARE

KALAAD LAAWEEYOO

UUNADA KANAYTAHAY

KOOFI ANAN USHEEGOO

KOONTINAMA GEEYOO

XABSI KAYD KAYEELOO

WALI GOOD KU KIIROO

WADANKII KABYEY DHIGIN

KULI WAA DAN BIILEE

KURSAY WADRABAANE

KEEN YOOY HASooDAYN



KIBAKOOW WAXAAN IRI

KURDAN WEYE HEELADA

KAWAANLAYDU TUMATEE

KALAHOODU WAABIRO

UURKOODA KALAKAAN

KALAAM KOODU WAABEEN

KULI WAA DAN BIILE

KURSAY WADARABANEE

KEEN YOOY HASOODAYN



KUWA UBADKI KAAFTIRAY

KAWAROO KADEED BADAY

KEEYMAHA KAKALARIDAY

KUMANAAL XASUUQOO

QAARKOOD KINIIN IYO

DAROOGADA KUKIILEE

KOODINA DALXIIS IYO

KOORSADA UDIRAYAOO

KAMIL OO HASOO NOQON

ASAAGAA LAAKOOR YIRI

KULI WA DANBIILEE

KURSAY WADARABAANE

KEENYOOY HA SOODAYN



KUWA SOOMALI KALADILAY

DAAS DAAS UKALA RARAY

BEELBA MEEL UKALADIRAY

QARANKII DIBNAHA JARAY

MAANDEEQ DARXUMA BADAY

DANAHOODA GAARKIYO

KURSI UUN KADOORBIDAY

DULI AAN XISHOONOO

DOQAN AAN WAX KALA GARAN

QABIIL DABA GURGUURTOO

DAACADNIMO KAGUUROO

REER HEER HEBEL KUDOODOO

DIINTA AAN DER YEELINE

XAQQA UUN KUDIRIROO

XUMAHANA KU SHOOWROO

XASAD UUN YAQAANBAA

SOOMAALINIMO DADAY

KULI WAA DAN BIILEE

KURSAY WADARABAANEE

KEEN YOOY HASOODAYN



Waxaa tiriyay:

Abwaan Jaamac Maxamuud Maxamed "Jaamac Joobane"

E-mail: joobane@yahoo.com  or joobane7@hotmail.com

Cell: 0092-3005283674 Islamabad-Pakistan.


Feein: SomaliTalk.com | Feb 24, 2004

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
usa


kaah


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD