SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - UK

Feb 27, 2004 

Mahadnaq Soomaalida Leicester kasoo Qaybgalkoodii Dacwadii marxuumad Hodan CabdiKariim

Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...



FAAQIDAADA CIYAARAHA... GUJI

XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO

 

 Anigoo ku hadlaya magaca reer C/Raxmaan iyo Mahdi Juuni, inaan uga mahad celiyo, dadweynaha Soomaaliyeed ee Leicester oo kasoo qeybgalay dhageysiga dacwada marxuumad Hodan CabdiKariim. Ilaa 100 ruux ayaa ka soo qeybgalay oo dumar iyo ragba leh. Ilaah ha idinka siiyo ajar iya xasanaad.

Waa iga codsi ah inaad umadda gaarsiisaan mahadnaqan.

Qoyska waxaa lagala soo xiriiri karaa halkan....

Qore: Haasim Ismaaciil Ducaale 

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 27, 2004

<><><>

Soo Bandhiga Sababtii Keentay Geerida Hodan CabdiKariim
Marxuumada oo iyada oo Uur leh uu Bas weyni ku jiiray magaalada Leicester, UK, Waxa ay ka tagtay Todoba carruur ah sida uu sheegay... Guji 

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
usa


kaah


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD