SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - ETHIOPIA

March 4, 2004

Dhamaan Adeegyadii xafiisyada Amal Ethiopia oo dib loo soo celiyey

Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...



FAAQIDAADA CIYAARAHA... GUJI

XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO

BISHAARO BISHAARO BISHAARO DADWEYNOW IDINA BIL KHEYR DHAHA

AMAL EXPRESS ETHIPOIA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! AMAL EXPRESS
ETHIPOIA

Amal Express Ethiopia waxay dhamaan macaamiisheeda ugu bishaaraynaysaa in ay adeegii dhamaan xafiisyada Amal Ethiopia dib loo soo celiyey ka dib markii ay Amal Express heshiis wada shaqeyn la gashay WAGEGAN BAANK.

WAGEGAN BAANK oo branch-iyo waa weyn ku leh magaalooyinka waa weyn ee Ethipoia sida Addis-Ababa, Makala, Awassa, Gondar, Bahardar.

Fadlan kala soo xirii wixii adeeg ah ee aad Amal Ethipoia aad uga baahato dhamaan ciiwaanada hoos ku qoran:-

1. Addis-Ababa Bole Mikail Safar Tel: 2591604646 Mobile:-251-9208441
2. Nazerth Kebele 11 Tel: 2519622172 or 2512113347
3. Diredawa, Kebele 20 Tel: 2515121050
4. Jijiga Kebele; 02 Tel :2515752094

Jadwalka Shaqo ee Amal Iyo Wegagan Bank waxay shaqayndoonaan 6 maalmood asbuuciba laga bilaabo 8 subaxnima ilaa 5 galabnimo - isniin - sabti waxay
Amal Express macaamiisheeda u balan qaadaysaa adeeg hufan oo ku raali
galiya.

AMAL EXPRESS ETHIPOIA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! AMAL EXPRESS ETHIPOIA

AMAL EXPRESS ETHIPOIA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! AMAL EXPRESS ETHIPOIA

AMAL EXPRESS ETHIPOIA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! AMAL EXPRESS ETHIPOIA

Faahfaahin kala xiriir: mamul@emirates.net.ae

Faafin: SomaliTalk.com | March 4, 2004 

Afeef: Aragtida Qoraalkan waxaa leh shirkada AMAL

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
usa


kaah


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]