SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - KENYA
 (Darwish Party)waxaanu Diyaar u Nahayd Difaaca Degaankayaga Cid Kasta o Damac ka galo Aduunkana Sidaas Ha Logala Socdo 

December 25, 2002

darwiish
Maxamed Maxamuud Gutaale
Xog-hayaha Guud & Afhayeenka Ururka Darwish Party
gutalle@yahoo.com 

Bismilaahi Raxmaani Raxiim,

waxay maraysaa maanta xaaladu meeshii ugu danbeysay meel kasta oo aanu joogno waxaan u diyaar nahay Difaaca Degaankayaga cid kasta oo isku dayda in ay faragelin ku samayso waxay kala kulmi dontaa cawaaqib aad u xun ninka degaan aanu lahayn u qaba in uu hawl yari ku yimaadow waxaad ogaataa in xabadi kaa so horayso, waanu shihiidaynaa waanana ku dhimanaynaa degaankayaga wax aanu maanta la hadhayanaana ma jiraan hadiiba la isku dayo in fara gelini timaado waxaana u baaqayaa Bulshada degaanka meel kasta oo ay jogto in aan cududa geyno degaankii aynu ka soo jeedney gobonimona gunimo dhaafsan mayno,

Hoos Akhri

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

Riyaale waa shaqsi colaadna ugu qaadimayno dadka dega degaanka Awdal iyo nawaaxigeeda waayo waxaa naga dhaxaysa dadka degaanka walaalnimo aad u fog waxaa naga dhaxeeya siyaasad waxaanu ku midaysannahay Midnimada Somaliweyn waxaanu ka wada duulaynaa meel,

Riyaale wuxuu aqoon u leeyahay degaanka Sool,Sanaag,Hawd cida degan waxay tahay siyaasadooda mawqifkooda ,dareenkoda,caad kama saara in cida khalad ku soo gashaa fara kaga guban doonto taariikhdana laguma hayo degaanka nin kibir ku yimid oo nabad kaga laabtay ilaa (1884) wakhtigii gumaysigii reer yurub dhulka africa qaybta ku taagey,

Ninka degaanka Sool,Sanaag Hawd Imaanayaa diyaar ha u ahaado dhimasho nasiib daro ku ah naftiisa waayo ninka degaan aanu lahayn ku duulayaa faa,iido isda uu u gadhaa way adagatahay waxaan ku dhaafayaa qoraalka waxaan eegi donaa damacaas riyaale iyo beesha isaaq waxa ka danbeeya ee dhaxal ah waxaadna ogataan in aan nabad lo fadhiyidonin hadiba la isku dayo daandaansi iyo dagaal waxaana laga dareemi doonaa dhamaan degaanada ku waqoyiga o dhan o in mudo ah Nabad lagu deganaa hase yeeshee nabadii waxyeelo keentay iyo in dagaal degaan kale lagu soo dhereg dhacsado balse aan eego dhaxalka iyo aayaha ka danabayn taladaas uu keenaya ninka aan weligiis talin,

asalama alayakum

XOG-HAYAHA GUUD& AFHAYEENKA URURKA DARWISH PARTY

MAXAMED MAXAMUUD GUTAALE

gutalle@yahoo.com 

 Qoraaladii hore ee Darwiish Party

Afeef: Aragtida qoraalkan waa mid u gaara ururka ku saxiixan, kana tarjumi maayo aragtida SomaliTalk

I  I  D  H  E  H

 

Habeenkii Showrka Soomaalida Minnesota
Habeenamadii sabtidu soo geleysey ayaa waxaa magaalada Minneapolis kulan aad u heersareeye waxaa kuyeeshay dhammaan qaybaha kala duwan ee Jaaliyaadda.. GUJI... 23/12

Maxaa keenay inaay sheekada Soomaaliya daba dheeraato?
Dagaal toos oo lala beegsadey Diinta Allah. Waxaa laxalaalsaday wax kastaa oo Diinta xaaran ku’ah. Xaafado dumarka... GUJI...  23/12

»»Xusnul Khaatimah Xigmada Toddobaadka GUJI [Al-Hassani]

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan.

... Soomaaliya iyo dhacdooyinkii  2001/2000 


DECEMBER  | NOVEMBER | OCTOBER | SEPTEMBER  AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002
SUUQ WEYNAHA ALKARAMA
Waa suuq Soomaaliyeed oo ku yaal xaafada Cedar ee Magaalada Minneapolis, GUJI...

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD