|
Jawaab Qoraalkii "C/risaaq
& Cabdi Samater Dhaxal-doon miyaa?"
Guuleed |
bashi16@hotmail.com
|
BAAFIN:
Waxaa la baafinayaa gabadha magaceeda la yiraahdo
Sagal maxamud Nure (Afkrow)
Hoyadeedna la yiraahdo Zahro Aaden (Cagabaroor)
Qabiilkeeduna yahay Gaaljecel (Kaboolo Caloofe)
Waxaa ugu war dambeysey in ay soo gashay kenya
kaddibna ay raacday qolyo reer Xamar ah oo mar lagu sheegay Washington
Hadaba qofkii akhbaar ka haya gabadhaas ha u diri
qoraaga oo magaciisa iyo emailku hoos ku qoran yihiin:
Qore Xasan Cabdule Aaden (Xasan KUN)
hassankun@hotmail.com |
Waxaan aad iyo aad ula yaabay maqaal uu ugu magac daraye C/risaaq iyo
samater ma dhaxale doonbaa nin la dhaho Meecaad.
Adeer Meecaad:
- 1) haddii ISIMMO ay wax ogayeen ma qaqable Dagaal baa wax og
- 2) Yeey wakiil ka yihiin Dagaal ooge, ISIMMADDU DADKA AYEEY KA WAKIIL KA
Yihiinna
- 3) Yaa dhibta keenaye 13 Sanno socotaye Ma Isimmo Mise Dagaale ooge.
midda kale Odaye C/risaaq Xaji Xuseen waa oday somaliyeed oo u soo halgamaye
dadka iyo dalkaba mudanna Xurmo iyo sharafe, waana xaq haddii uu yiraahaada (
war soomaaliyey dhibta ka baxa oo aayihiina ka tashadda oo Cadawagga somaliyeed
Dawlad idiin sameeynmaayaan idinku wax kaqsada oo Heshiiya)
Intaas ma Jecla kuwa Dadka iyo dalka baabi'iyey 13 sanno , Midda kale
meeshaad ka hurinaysid dabka oo aad leedahay C/risaaq baa wax dilaye Waa waxaan
waxba ka jirin warkaad sheegaysid,. ee adeer yuu waqtiggu kaa lumin.
Midda kale C/risaaq baa safiir noqday mohamed Siyaad, adeer ceeb ma ahaa in
qofku uu dalkiisa xil u qabte waxaa ceeb ah in uu dalkiise khiyaamo Qofku sida
in badan oo ka mid ah Dagaal oogayasha maanta u tartamaye in ay somaliya
xukumaan.
nabadeye Guuleed | bashi16@hotmail.com
Faafin:
SomaliTalk.com | August 31, 2003
....
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan.
|