Haddii Dagaalku sii socdana waxaa sii
kordhaya isnacayb iyo sii kala fogaansho iyo khasaaraha oo sii kordha.
Dagaalkuna xalmaaha ee waxbuu sii xumeeya.Waxaa loo baahanyahay isu dhulqaad
iyo isusamir.
Sidaasdarteed anagoo ah Jaaliyadaha Dibada
ee Daaroodka Waqooyi waxaan labada dhinacba ka Codsanaynaa.
1. In si degdega xabada iyo Dagaalka loo
joojiyo iyo dhiiga sokeeye ee daadanaya.
2. In la bilaabo wadhadal oo lagu soo
afjaro khilaafkan iyo Colaada.
3. In lala yimaado isu dulqaad, samir,
maskax saliima.
4. In dhamaan Isimada reer Puntland,
Guurtida iyo waxgaradkuba meel uga soo wadajeestaa
sidii dagaalkan loo joojin lahaa loona soo
afjari lahaa masiibadan oo mudo soo taagnay.
.
Ugu dambayntii waxaan Soomaalida u soo
jeedinaynaa inay khilaafaadkooda ku dhamaystaan wadahadal kana digtoonaadaan
Xabad Dagaal.
ALLAA MAHADLEH.
Jaaliyadaha Dibada ee Daaroodka Waqooyi.
- 1. Axmed Maxamed Aadan ( Qudhac ).
Gudoomiye.
- 2. Maxamed Boobe Gaxash. Xubin
- 3. Cismaan Qawdhan Warsame. "
- 4. Axmed C/laahi Maxamuud. "
- 5. Xuseen Dacar.
- 6. Bile Khaliif Xaaji Cali.
dar_woq@hotmail.com
2003-01-03
SIIRADII RASUULKA (scw): DUULLAANKII SUWEYQ
Qaybtii 41aad ee taxanaha
Siiradii rasuulka [Wq. Cusman Bilaad]
Cawaaqib
Xumida uu La Kulmayo Qofkii Caaya Rasuulka (scw)
Waxaa na soo kedinayay
maalmihii ugu danbeeyay dad ku abtirsanaya inay yihiin soomaali oo si dhiiranaan
aan dheelitirsanayn ugu kacaya falal-denbiyeed aad ugu weyn miisaanka culus ee
diinta islaamka..
GUJI...
31/12
Siciid
Saalax & Habeenkii
Ardayda Soomaaliyeed ee Minnesota
Dhulka Soomaaliyeed yaaleh, waxaa leh
NABADDA ayuu ku jawaabey Siciid Saalax oo hadal dheer kasoo jeediyey habeenkii
Ardayda Jaamacada Minnesota.. GUJI
30/12
Baaq
Kasoo Baxay U.H.G.J/Hoose
Ururka Horumarinta Gobolka Jubbada Hoose ayaa
soo saaray baaq uu ku bilaabay... GUJI....
30/12
AFEEF: Aragtida qoraalkaan waa mid
u gaara isha nasoo gaasiisey.
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|