WORLD: AP
| AFP | Ruters
| interfax
|
CBC | BBC
| CBS | CNN
| NBC | ABC
| NYTimes | WPost
| Fox | Toronto.Star
| IOL | Australia.News
| Independent
| Canadian.Press | China.News
| Japan.News
| Whitehouse.News
MID EAST: Asharq.al.awsat
| Aljazeera | Al.khaleej
| Al.ayam | alwatan
| Alrai | Assafir
| Arabia | Algeria.El.Watan
| AdDustour | BBC.Arabic
| Cairo.Times | Egypt.Al.Ahram
| Jerusalem.Post | Khaleej.Times
| QatarGulfTimes | SaudiGazette
| Dubai News
DAAWO: ABU-DHABI.TV |
REAUTERS.TV
MAP: Khariidada
Ciraaq | TAARIIKHDA
CIRAAQ
DAGAALKA
CIRAAQ: MAALINTII 4aad | 3aad |
2aad
& 1aad
Baqdaad oo qaraxweyn laga arkay habeenimadii Isniinta.
SAWIRKA Austria ABC
|
DAGAALKA CIRAAQ: MARCH
24,
2003
- Saddam Xuseen oo Ka Hadlay arimaha
Dagaalka
- Diyaarad maraykanka lagaga soo ridey
Ciraaq
- Baqdaad oo la duqeeyey Habeenkii shanaad
- BUSH: Dagaalku hadda ayuu Bilowday
- TV-ga Ciraaq oo Muujiyey Maxaabiis Askar
Maraykan ah
- Muwaadin Ruush ah oo Lagu diley duleedka
Basra
- Ruushka oo lagu eedeeyey in uu Taageerayo
Militariga iraq
Saddam Xuseen oo Ka Hadlay Arimaha Dagaalka
Saddam Xuseen oo Ka Hadlaya TV-ga Ciraaq ka Daawo Abu-Dhabi.TV
Madaxweynaha Ciraaq, Saddam Xuseen, ayaa maanta ka hadlay arimaha dagaalka
Ciraa. Saddam oo dadweynaha Ciraaq kala hadlayey TV-ga Ciraaq waxa uu yiri
cadow ayaa soo weeraray dhulkanaga, laakiin ayuu yiri dagaalyahaynka Ciraaq
waxa ay u geysteen dhibaato ay cadowgu maalinkasta ku guul daraysanayaan.
[ISHA: Daawo
Abu-Dhabi.TV | Canada.TV]
| [Dhegeyso CBC Radio]
[ reuters ]
Diyaarad Maraykanku leeyahay oo lagu soo ridey
Ciraaq
Diyaarada dhacday ka Daawo Abu-Dhabi.TV
Sida uu muujiyey TV-ga Ciraaq, waxaa diyaarad
uu leeyahay Maraykanku lagu soo ridey gudaha dalka Ciraaq. [ISHA]
AP
| AFP | Ruters
| interfax
|
Baqdaad oo la duqeeyey Habeenkii shanaad
Wararka ka imanaya caasimada Ciraaq ayaa
sheegaya in habeenkii shanaad ee dagaalka qarxyo waaweyn laga maqlayey
magaalada Baqdaad. Gaar ahaan waxaa qaraxyada la maqlayey 3:10am maanta oo
Isniin ah. Waxaa warku intaas ku daray in qaraxyada caawa Baqdaad laga arkayey
ay ahaayeen kuwii ugu weynaa intii dagaalka Ciraaq bilaabmay.. [ISHA]
BUSH: Dagaalku hadda ayuu Bilowday
Madaxweynaha Maraykanka, George W.
Bush, oo Axadii kusoo laabtay aqalka cad ee Maraykanka kana soo
laabtay Camp David ayaa warfidiyeenada asagoo la hadlayaya waxa uu sheegay
in ay la kulmeen caqabado yaryar laakiin ay horumar ka gaareen dagaalka, waxana
uu intaas ku daray in
tani ay tahay bilowgii dagaal adag. Waxa kale oo uu Bush xusay in ay tahay
Ciraaq inay maxaabiista dagaalka ula dhaqanto si bini aadnimo ah, sida aan
kuwa Ciraaqba ula dhaqano ayuu yiri. [Daawo
Hadalkii Bush].
TV-ga Ciraaq oo Muujiyey Maxaabiis Askar
Maraykan ah
Sida uu weriyey TV-ga ABC,
Axadii waxaa askarta Maraykanka ka dhintay ilaa 10 askari,
waxaa maxaabiis ahaan ay Ciraaiyiintu u qabteen 12 Askari oo Maraykan ah,
waxaana la dhaawacay 40 katirsan askarta Maraykanka. Wararkale ayaa dhaawaca
askarta Maraykanka ka dhigaya 50. Dagaalka ugu kulul
waxa uu ka dhacay agagaarka magaalada NASSIRIYA. Nassiriya waxay
qiyaastii 300 km koonfur ka xigtaa Baqdaad. [Eeg
5 maxaabiista sawiradooda] | [ISHA] |
[EEG IOL]
Waxaa sawiro askar Maraykan ah oo
ladiley iyo kuwo Maxaabiis ahba soo saaray TV-ga Aljazeera oo sawirada kasoo
qaatay TV-ga Ciraaq. Arintaas in sawirada TV-ga laga soo saaro waxaa
cambaareeyey xoghayaha difaaca Maraykanka, Donald Rumsfeld, waxana uu
sawiradaas ku tilmaamay kuwo ka hor imanaya xeerarka caalamiga ee maxaabiista
dagaalka lagu qabto ee loo yaqaan xeerka Geneva Conventions ee
maxaabiista dagaalka. PoW [Prisons of War]. [Daawo CBC TV].
[Daawo
TV-ga Reuters].
Muwaadin Ruush ah oo Lagu diley duleedka
Basra
Sida ay werisey hay'adda wararka ruushka ee
Interfax, daljiraha Ciraaq u fadhiya Ruushka oo lagu magcaabo Abbas Khalaf ayaa
caddeeyey in qof u dhashay Ruushka lagu diley duleedka magaalada Basra ee
dalkaasi Ciraaq. Waxaana loo malaynayaa qofkaas la diley in uu ahaa weriye. [ISHA
interfax].
Dhanka kale sida ay werisey IOL, Maraykanka ayaa Ruushka ku eedeeyey in ay
caawinayaan militariga Ciraaq. [IOL]
<><><>TAARIIKHDA
CIRAAQ... GUJI<><><>
WARARKII
CIRAAQ EE MARCH 23
»»Dagaalka oo kasocda meel Baqdaad u jirta 150km
»»Gantaal habaw ah oo Kudhacay Dhulka Iran
»»14 Maraykan ah oo lagu dhaawacay Kuwait
»»Mudaharaadyo looga soo horjeedo dagaalka Ciraaq
»»TV-ga Ciraaq oo Muujiyey
Saddam oo la shiraya Madax Katirsan Dawladiisa
Dhammaan
ka akhri halkan 23/3
Wararkii
Ciraaq ee March 22
»» Ruushka oo hawada u diray diyaaradihiisa dagaalka, kaddib...
»» Afar Askari oo ku dhintay dagaalkii Sabtida
»» Shacab ku dhintay Magaalada Basra
»» Caawa oo Baqdaad laga maqlayey Qarax
»» Baqdaad iyo Qaraxyadii
Jimcada
»» Turkiga oo Ciidamo u Diray Woqooyiga Ciraaq:
»» Saddam Xuseen oo Ballan Qaaday Abaalmarin
»» Laba Diyaaradood oo UK leedahay oo Isku
Dhacay
Dhammaan
ka akhri halkan 22/3
QARAXYADII BAQDAAQ - VIDEO: CBC.TV
| ABU-DHABI.TV
|
AL-JAZEERA.TV
Wararkii
Dagaalka Ciraaq: March 21
»» Dagaalkii Dhulka oo Bilowday
»» Xaaladda Saddam Xuseen...
»» Ciidamada uu hoggaaminayo
Maraykanku uu gudaha u gala Koonfurta Ciraaq...
»» 12 Maraykan iyo Briton ah oo ku dhintay diyaarad
militari oo ku qaraxday Kuwait. GUJI...
21/3
IRAQ
TODAY'S NEWS... | WORLD
LATEST NEWS
»»Wararka warbaahinta Bariga
Dhexe...
DIGNIIN:
Virus Cusub [W32/Ganda-A]
Dagaalka Ciraaq
»»VIDEO: Ciraaq oo Gantaalo Ku Gantay Kuwait
»»VIDEO: Bush
oo bixiyey amarkii weerarka ciraaq
»»VIDEO: Jawaabtii
Saddam kabixiyey Weerarka Ciraaq
<> TAARIIKHDA
CIRAAQ ... HALKAN GUJI
<>
|