SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - INDIA
Muslimiinta Dalka Hindiya oo maanta ciiday Iyo murugada 6 December ..

abdiasizQoraaga:

abdiaziz ahmed mousa

abdiaziz2@hotmail.com 

 

Maanta oo bishu tahay 6 Decmber 2002 oo ah maalin ciida oo Muslimiinta dalkani ciidayaan ayaa ku beegantay maalintii ay Hindu-gu burburiyay musjidkii Caanka ahaa ee boqolaalka sano soo jiray ee Babri-masjid oo ku yaalay magaalada (Ayodhiya) ee dalkani Hindiya ......

Hoos Akhri


Xawaalada Hilaac oo ballan qaadeysa adeeg degdega: Ha moogaan HILAAC
   

Muslimiinta ayaan sidaasi u faraxsaneyn iyagoo xusuusan kumanaanka kun ee ku dhintay misjidkaa iyo muranka misjidkaas ee wali taagan. 

Hindu-ga ayaa maalintan 6 Dec. u aqoonsan maalintii ay u hiiliyeen Sanamka RAM oo ay Sheegeen in uu saldhig u ahaa qarniyo hore dhulka uu ku fadhiyo misaajidkaasi ..waxana ay aaminsanyihiin in halkaasi uu ku yaalay tample..oo ay dumiyeen markii ay muslimiintu qabsadeen dhulka hundustan.... 

Ururada Muslimka dalkani qaar ka mida ayaa ku baaqay in barito la baahiyo salaamaha ciida....maadama ay maanta faraxsanyihiin Cadowga islaamku.....waa maalin madow..oo uu daatay dhiig islaam sidaasi waxa lagu sheegay qudbadii ciida ee magaalooyinka dalkani.

india hogaamiyaha muslimka ee dalkani Sheekh Bukhari ayaa ka codsaday dawlada in il gaara ku Eegto Misjidka Babri masjid ....

Dhinac kale Gobolka Gujurat ee ay ka socodaan rabshadaha ku saleysan misaajidka la burburiyay ee babri misjid ...ayaa laga baqo qabaa in kacdoon danbe ka bilaabmo maanta ..oo ku beegan maalintii la burburiyay misjidkaasi..oo laga joogo 10 sano.(1992-2002)/............

Dhamaan dadka muslimka ah Ciid mubarik.

Wq. abdiaziz ahmed mousa Freelance journalist..........India | Email: abdiaziz2@hotmail.com

SomaliTalk.com Dec 6, 2002

<><><>

  1. Taariikhda Masjidka Cordoba, Spain.....
  2. Dhibaatooyinkii la xiriiriey dhacdadii Ayodhya., India  
  3. "Soomaalida u soo Guur Timaada Dalka Hindiya oo Baryahan Batay"... Warbixintii hore ee Cabdiaziz 

I  I  D  H  E  H

 

<><><>

Soomaalida Minnesota, USA iyo Maalmaha Ciidul Fidriga
Shalay oo ciid ahayd iyo maanta oo Jimce ah waxay Soomaalida labada magaalo ee St.Paul/Minneapolis u ahayd maalmo farxad gaar ah u leh, warbixin arintaas ku saabsan  Ka.Akhri.Halkan

Soomaalida Sweden oo Wadjir u Ciidey
Waxaa markii ugu horeysay damaashaadyo ay si wada jir ah u soo wada abaabuleen labbada Masaajid ee Soomalida iyo GUJI..

Cumar Yare oo Loo Qaadi Doono Australia
Cumar oo ah 3jir xiidmuhu dibada yaalaan ayaa 18ka December la keenidoonaa Melbourne si loogu qalo, laakiin Guji

SALAAN ISU-DIRID CIIDA: Eidmubarak | EidMubarak.2Eid card

Sida Looga Ciiday Doha
Sida looga ciido dalkaan(Qatar) ayaa gabi ahaan kaduwan ciidaha kugu soo marijirey Africa, gaar ahaan.... GUJI..

CIID MUBAARAK
Bahda SomaliTalk waxay dhammaan Muslimiinta ku dhaqan daafaha dunida ugu hambalyay-nayaan ciida barakaysan ee "Ciidul Fidriga" sannadkan 1423 oo kubeegan December 5 .. GUJI...

/11com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD