SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK  - SWEDEN
UJEEDD: Baaq Nabadeed Colaadda Mesagawaay.

 

X A Y A Y S I I S
Internet-Access Soomaaliyeed oo laga furay Minnesota GUJI...
BOOQO BOGGA IIDHEH-DA
Waa Maxay IP-address:
Computerkasta oo dunida yaal waxa uu leeyahay lambar u gaara, kaas oo aan Computerkale la wadaagin, kaas ayaa loo yaqaan
IP-address, waana kan lagu garto halka uu dunida ka yaal Computerkaas. Waa lamba u qorma sidan: 123.45.6....., waana lambar aad muhiim u ah, waa lambarka lagu helo dadka rabshada u geysta website ama email iwm. Sida lagu ogaado IP-addresska email laguusoo diray iyo macluumaad la xiriira IP-address iyo ISP waxaad ka helidoontaan CD-ga AfSoomaaliga insha Allah kusoo bixi doona dhowaan.
Dhammaan Muddulloodka wax garadka ah ee ku nool Skandinaviya ( Sweden. Denmark, Finland, Norway) Waxay ugu baaqayaan walaalahooda deggan Mesagawaay iyo agagaarkeeda in ay joojiyaan colaadda dhexdooda ka aloosan iyo in ay wada hadal iyo is faham ay ku dhamaystaan wax waliba oo maslaxadooda ah.

Jaaliyadda Muddullood waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhamman ehelkii dhimashada iyo dhaawaca iyo burbur hanti ka soo gaartay colaadaasi. Waxaan xusuusinaynaa Mudulloodka deggan Galgaduud in uu ahaa deegaankooda dhul nabad ah oo hawlaha adeegyada bulshada si fiican uga socotay sida hawlaha caafimaadka iyo ganacsiga iyo waxbarashada.

Waxaana ka xunnahay oo aan ka waaninaynaa idaacadaha iyo joornaalada qaarkood in ay joojiyaan wararka lagu buun buuninaayo colaaddaha yar yar ee ka dhex jirto dadyow walaala ah.

Ugu dambayn waxaan Allah subxaanahu watacaala ka baryaynaa in ay ku guulaystaan dadaalka nabadaynta ah ay wadaan culamaáudiinka iyo odi dhaqameedyada Muddullood ay ugu horreyaan Macllin Nur iyo Sheikh Cismaan Xiddig iyo Macallin Cabdullahi Joqof iyo Imaam Maxamud Imaam Cumar iyo Abdullahi Ghedi Shadoor.

Nabad iyo Barwaaqo.

Adan Mohamed Ibrahim ( Oor )

Xiriiriyaha Jaaliyadda Muddulood ee Skandinaviya

Tel & fax 031-154314 Gothenburg/Sweden

adanmohamad@hotmail.com 

AFEEF: Aragtida qoraalkan waxaa leh qorayaasha ku saxiixan, 

FAAFIN: Agoosto 22, 2002  


Baaq Jaaliyadda Mudullood ee Skandinaviya 

Xubnaha USC/SSA iyo dhammaan Mudulloodka ku nool wadamada Skandinaviya waxay walaac ka muujiyeen dagaaladda ka dhex dhacay Mudulloodka dhexdiisa oo ku dagaallamay wax aanba meesha jirin sida Dawlad ku-meelgaar ah ( Kooxda CARTA ). GUJI.HALKAN 


Xaqiiqada Dhulka Banaadiriga
Fikrada maqaamka xamarcaddeey ee: maxuu ka qabaa Dr Cabdulkadir Xaaji Suufi (Muriidi golf), waa qoraal dheer oo... GUJI.. 22/8 

 


OGEYSIIS MINNESOTA: Jaaliyadda Somaliyeed ee Ogaadeenya
AU Horumar Ma u Keenidoontaa Afri
ka?
Midowga Afrika (AU, African Union) ee lagu aasaasay magaalada Durban ee Koonfur Afrika ayaa.. GUJI.. 21/8 
DOODFURAN: AU iyo Aragtida Dadweynaha
Jawaab Qoraalkii Guuleed ee Borlänge
Mohamed-Deeq Abdi-madar ayaa Jawaab ka bixiyey maqaalkii uu qoray.... GUJI.. 21/8 

Warbixin Shirkii Ardada Somalida Minnesota
Shir si caalami ah loo soo agaasimay oo eey soo qaban-qaabiyeen naadiga ardada soomaaliyeed ee Minnesota ayaa xalay lagu qabtay jaamacada Minnesota
GUJI...  17/8  

.

HALIS CAAFIMAAD: SOOMAALIDA MARAYKANKA

Dhadhtar ka tirsan cisbitaal kamida cisbitaalada ugu weyn Maraykanka ayaa sheegay in Soomaalida uu kusoo badanayo cudurka kaadi-sonkorowgu, warbixintaas iyo calaamadaha lagugarto kaadi-Sonkorowga
KA AKHRI HALKAN GUJI....

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
QADO SHARAF LAGU SAMEEYEY QASRIGA MADAXTOOYADA PUNTLAND: 9 Agoosto 2002-Waxa booqday Boosaaso wafti reer  Jubaland oo uu hogaaminayo Gen. Morgan.

Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf ayaa  u sameeyey Waftiga reer Jubaland qado sharaf Qasriga Madaxtooyada
Puntland.

Waxaa ka soo qayb galay Qado Sharafta Madax Sare ee Dawladda Puntland sida Madaxweyne ku Xigeenka, Wasiirro, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo marti sharaf kale.

ISHA: Xafiiska plpresidency@yahoo.com  


cigaal Marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal xilligii uu safiirka ka ahaa india 1975-1976 oo salaamaya madaxweynahii india ee waqtigaas, Fakhrudin Ali Ahmed. Fakhruddin waxa uu madaxweyne ka ahaa India August 24, 1974-Feb. 11, 1977  GUJI

Kaqayb qaado dhismaha Masjidka Abubakar ee Seattle, Washington GUJI... 



prof. Samatar"Hinaase waa jiraa, Daar waa la furi karaa..." Prof. Samatar
Sidaas waxaa yiri Prof Cabdi I. Samatar oo ka jawaabaya su'aal la weydiiyey oo ahayd sababta uusan uga hadlin jaamicada Boosaaso, GUJI.. 20/8 


QuraanGudoomiye Maxkamadeed oo Ogolaaday in Quraanka Lagadhigo Jaamacad Maraykan ah
Qareen Maraykan ah ayaa xakumay in Jaamacada North Carolina lagu dhigi karo Quraanka, waxana uu yiri “quraan aqriska kama qaado qofka xornimada" .... GUJI... 19/8 

MACLUUMAADKA INTERNETKA

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD