SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - ATLANT

Georgia Somali Students Union, Inc
3373 Tobie Circle
Scottdale, Georgia U.S.A
(404) 909 - 3479
burabdi@hotmail.com
www.Gssu.com

Ogaysiis ku socoda Ardayda Gobolka Georgia, Atlanta

Maamulka gudiga abaabulka Xaflada "Muhiimada Waxbarsharda" waxaa sharaf u ah in ay Ardayda, waalidiintooda iyo shacabka gobolka Georgia ku nool ku casuumaan xaflada kor ku xusan in ay si wacan uga soo qeyb galaan.

Waxaa kaloo ka soo qeyn gali doona dad aqoon fiican u leh dhanka Waxbarasha kana soo jeedin doonaa casharo wax ku ool u ah ubadka Somaaliyeed, waxaan ka mid ah

  • Prof. Mukhtar Alas Georgia State University – Economic
  • Mudane Mohamed Hirsi Bahal. Teacher Middle School "Science Teacher" Kaalinta Waalidiinta
  • Lawyer. Jama Ibrahin Topic "the role of Students in Societal Growth".
  • Mudane Mohamed Wadani Sugaanta Somaliyeed

Goobta: Clarkston High School
618 North Indian Creek, Clarkston Georgia 30021

Goorma: December 13, 2003 Saturday

Waqtiga: 6:00pm – 8:30pm Salaada maqri ka dib

Sidaas iyo ka soo qeyb gal wacan. Waana in laga faa’iidaysto xaflada. Qarasha waxaa ka caawiyey ururka ardayda ganacsatada ee Atlanta.

Faahfaahin dheerada ah iyo Taageero fadlan la soo xariir gudiga abaabulka xaflada. Mudane Mustafa Noor 404 909 3479 iyo Madane Xasan Yasin 404 292- 9161

NB: www.Gssu.com wali dhismo baa ku socda

Salaan ka dib

Noo baahiya, Mahadsanidiim

Burhan Ahmed

burabdi@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 12, 2003

 

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 kaah

BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..


Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji


London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]