SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - GSSU

 Georgia Somali Students Union
3711 North Decatur Road Suite 107A
Decatur, Georgia 30032
(404) 909- 3479 (404) 294-6440
Fax (404) 294-6440


“Aqoon la’aani waa iftiin la’aan”


Ogaysiis, Ogaysiis

Ardayda Jamaacadaha, Kulliyadaha iyo Mac-hadyada GA.

Ujeedo: Shir Muhiim ah.

Waxaa laga codsanayaa dhamaan ardayda dhigata Jaamacadaha, Kulliyadaha iyo Machadyada Gobolka Georgia in ay ka soo qeyb galaan shir muhiim ah oo looga hadli doono danaha iyo horumarinta Ururka Ardayda GSSU. Waxaa kaloo lagu dooran doonaa shirkaas gudiga dhexe ee ururka ardayda, labo xubnood baa jaamacad kasta laga rabaa. Waxaa kaloo warbixin looga dhageysan doonaa gudiga maamulka ururka ardayda kuna soo bandhigi doona waxii la soo qabtay iyo hawl-galka sanadka cusub

  • Goobta: Hoolka Aroosyada lagu qabto ee Madiino-
  • 3711 North Decatur Road Suite # 104
  • Goorma: January - 01- 2004 Maalinta Khamiista ah
  • Waqtiga: 1:30pm – 3:30pm

Waxaa sharaf weyn u ah gudiga maamulka ururka ardayda in aad ka soo qeyb gashaan shirka kana dhiibtan waxii talo iyo tusaale ah, maskax furan, gacmo furan, qalbi furan iyo wada shaqeyn wanaagsan baa diyaar idiin la nahay.

Ka soo qeyb gal, is fahan iyo wada sheqeyn wacan

Faahfaahin dheerad la soo xariir Mustafa Nuur 404 909-4379 iyo Xasan Yasin 404 292-9161 ama xafiiska ururka ardayda GSSU 404 294-6440

Xafiiska xawilaad Dahab Shiil Atlanta baa GSSU caawisay qarashka Thanks.

EMAIL: burabdi@hotmail.com

Faafin SomaliTalk.com | December 31,  2003 

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 kaah

BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..


Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji


London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD