SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - HOLLAND
Kulan Weriyayaal Soomaaliyeed oo Lagu Qaban Doono Holland

SomaliTalk.com | Dec 3, 2003

Bisha December 5-7 ayaa waxaa dalka netherland ka dhacaaya shir ay ku kulmayaan suxufiyiin soomaaliyeed oo ka kala imanaaya dunida daafaheeda.

Waxay aad u lafa guri doonaan dhibaatooyinka la is orankaro way horyaaliin saxaafada soomaaliyeed iyo sidii loo xalin lahaa, waxaa ay suxufiyiintu ka wada hadli doonaan sidii ay wadajir u hawlgalilahaayeen iyadoo aysan maanta jirin qaab ama dalad guud oo kulmisa, islamarkaana ujahaysan waxqabadka midaysan ee saxafiyiinta soomaaliyeed ee ku baahsan dunida daafaheeda .

Somalitalk oo lagu martiqaaday ayaa waxaa  uga qaybgalaaya wariyaha somalitalk XAGAR YARE oo dalka jarmalka kasoobaxaya aroornimada Jimcaha hadii eebe idmo .

Waxaa ay bahda somalitalk ilaahay uga baryaysaa suxufiyiinta halkaasi isku arkaaya in ay waafaqaan baahida dhabta ah ee umadooda aadka u jeceli u qabto dhanka saxaafadda.

Waxaanan urajaynaynaa wariyahayaga XAGAR YARE safar wacan iyo waxqabad lataabankaro.

Akhristayaal waxaanu hadii allaha wayni saamoxo idinlasocodsiin doonnaa hadba xaalka uumaraayo shirku iyo natiijada.

Xagar Yare waxaa toos loogala xiriiri karaa email: xagar91@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 3, 2003


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  

. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
kaah
Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..
Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji
London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji
XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI
BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]