SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - NAIROBI
 QURBAJOOGA SOMALILAND OO TAGEERAY HESHIISKA AFBARWAAQO

Qore, Adan Yusuf Elmi. | najad88@hotmail.com

 

KAAH

Scww,

Anagoo ah qurba- jooga somaliland waxaanu soo dhaweynaynaa heshiiska tariikhiiga ah ee ay gaadheen beelihii walaalaha ahaa ee ku dagaalamay degaanka afbarwaaqo.

Heshiiskaas oo ay qalinka ku duugeen beelihii walaalaha ahaa ee ku dagalamay degaankaas ,waxaanu u jeedinaynaa dhamaan dadka ay arintani khusayso ee wanaaga iyo nabadda jecel in dhinac laga noqdo cidii jebisa heshiiskaa la gaadhay ,dib ayna u dhici karin in la daawado iyadoo heshiiskan lawada ilaalinayo korna lagala soconaayo cidii isku dayda inay fulinweydo heshiiskaa la gaadhay.

Iyadoo aanu aad uga xunnahay dhiiga macno darada ah ee layska daadiyo ,ayna xaarantahay in naf layska dilo macno la,aan loona dulqadan karin waxyalaha noocaas oo kale ah mar danbe .

Waxanan u rajeynaynaa in beelahaasi walaalaha ahi ay heshiiskaa ay saxeexeen ay ilaaliyaan ,ayna hirgeliyaan ,sheydaankana layska naaro,layskana ilaaliyo in si fudud cadaabta loo galo.

Balana waxaa ah in cidii jebisa heshiiskaa dhinac laga noqdo.

ILAAHAY BAA MAHADLEH .

Qore, Adan Yusuf Elmi.

najad88@hotmail.com

BAAQ KU WAJAHAN DAGAALKA AFBARWAAQO
ugu yaraan 28 qof ayaa ku geeriyoodey Afbarwaaqo, GUJI... July 9


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 

Faafin: SomaliTalk.com | July 17, 2003

Baaq Nabadeed oo ku wajahan Dagaalka Mudug
Bayaankan oo ay ku saxiixan yihiin 13 aqoon yahay ayaa GUJI

Joojinta Dagaallada ka soo cusboonaaday
Baaq kasoo baxay golaha wadatashiga Soomaaliyeed... GUJI july 12

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhex jooga Bilicda dhulka Soomaaliya. Akhri



Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD