SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

 

Nadwooyin fara badatay iyo culumo kalaqaysan

Waxaa maal mahan dunida galbeedka ama ba soomaaliya haystay nadwooyiin diini ah oo ay soo jeedinayeen in farabadan oo kamid ah culimada soomaliya joogta iyo kuweena kale ee jooga dadlka dibadiisa,hadaba nadwooyinkaas oo ubadna kuwa kasoo daahay xiligii loogu talagay,yaanan noqon kuwo dadkii loosoo jeedinayey intooda badan anan qacnin kadib markii ay kuso beegmeen xili soomaali ay sugayso dowlad katimaada xaga kenya nairobi.si kastaba ha ahaatee maxa horey loo arki wayey nadwoyin noocaan ookale ah oo kadhaca dalka dibadiisa iyo gudihiisaba,hadaba waxaa taas kasii daran in nadwooyinkaas magacyo badnaayeen sida kuwan ookale.

Nadwo Diini ah oo ka Furantey Qardho
iyo Siminaar lagu soo gabagabeeyey Muqdisho...

»SHIRWEYNE ISLAAMI AH OO KA DHICI DOONA CANADA
»
SHIRWEYNE KA DHICI DOONA MINNEAPOLIS
»
MU’TAMARKII 2AAD EE LEICESTER, UK
»
Shir-weyne Islaami ah oo ka dhaci doona London

toban sano oo dhibaato iyo burbur xun bay soomartay umada soomaaliyeed oo wadaaduna ay iyaga laftigoodu ukalaqaysanayeen qaybo kalada duwan sida.salafiya islaax al-itixaad,suufiya ansaaru suna takfiir iyo kuwo intaa ba ka farabadan,oojahwareer iyo dhibaato khilaaf diineed oo aan dhamaan dadka ladhexjoogay,maxuma akhristoow in diin laisu sheego lakiin iyadoo maanta hadlkii keliya ee aanu wax kasugayey waxy doonta ha ahaatee hadii anu xal ku helaynaa maaha in wadaadu ay kahoryimaadeen iyagoo iskuqarinaya nadwooyin,diini ah oo magacyo farabadna labaxay,mar aan doraad xiriir lasameyey qaar kamid ah ragas ayaa iisheegay in dowlada kasoo socota kenya ayey tahay mid aan umadan uaqalmin halka tii carta ayey mid dadka maslaxo uhayd cajib tii cartana waxay ahayd mid diin kuhdisan tana waa mid kudhaisan cilmaaniya aqoon yaraa oo oo macna yaraa sidee buu wax ufahmay tan soosocota iyo tii cartaba waxa dhaanta tan maanta somali losoowado,weli 14sano ee aanu dhibaatada kujirnay hadanu somali nahay ma arag rag ragaan kamid ah ookahadlaya waxa dan u ah umadaan dhibaatada laciirtay,sikastaba ha aahatee wadaadadu iyagoo laftigoodu kooxo kala ah maaha iyo dantooda iyo tan umada soomaaliyeed ay iskumeel dhigaan wanse layaabay waxa xasan daahir awees maanta kiciyey oo la cartamey.wuxuuna yiri hadalkaan  guji

waxaa kaloo jirey maqaalo farabadan oo muuhorey ugusooqorey somalitalk iyo bagesyo farabadan oo kamid ah netka.hadaba waxan oranalahaa nadwooyinku waxay waxa taraan marka horey umada loosoo baraarujiyey oo maanta markii aad iska arkiwaydeen miiska shirka somalida kenya uga socada aad latimaadan indha iska tuur iyo shirar aan dhamaan maaha mid ay umada soomaaliyed idinka yeelidoonto.halasiwacdiyo waa ok waxa halaisusheego waa sax diintu dadkay kadhexaysaa ee amaaha mid aad idinku markii dan leedihiin ooqura aad lasoo orodaan muxaadarooyin iyo nadawaad aan qiimo iinoo lahayn,runtii waa wax cajiib hadii ay socon lahaayeen tan iyo intii somali dhibaatada kujirtay,waa ok hadii shirkii carta ayqaadicilahaayeen waa ok wayo kan soosocda iyo carta mid ka uwanasgan,waxa filayaa in ay uyaqaaniin kiihore.guntii iyo gebegebadii waxan oranalhaa culumow idinka soo heshiiya kadib noosolaabta waayo idinkaa isuhaysta dariiqo dariiqo iwm ooiskuhaysta xoolaha idinka soogala jihooyinka aanu lasoco

waxan idin leeyahay dan nooma haysaane siyaasin kalaad tihiin bambooyinka aad lawareegesaan hadayn xag wadin ilaah haidinku qarxiyo.

C/risaq A.ali kaneec

Eamil: kaneec1@hotmail.com 

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: August 3, 2004

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
 
Allah Is Great
Habnololeedkii saxaabadii Rasuulka ...


Qiimaha Dhulka & Qadarin La'aanta Soomaalida: Waa buug cusub ee yaan lagaa dhamaysane GUJI halkan...


kaah

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD