SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

Feb 6, 2004  

Hadii Malaay Biyo La'aan Noolaado Cabdulaahi Yuusufna Xabasho La'aan.

....adigana cidaada ama qabqablayaashaada ku ekow in aad dhaliisho balse cabdi waaxid cabdulaahi kuma sinto...

Xasan Axmed Tooxow
waziir@hotmail.com

Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...



XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO

magaca ale ayaan ku bilaabayaaa qrmadayda(Bismilallhi R.Raxiim)

Sidaan ku balansanayn qormadaan waaa khilaafsantahay.Waxaan ujeedaaa intiii qormadayda lasocotay waxaan isku ogayn in cabdulaahi yuusuf axmed iyo cawaantiisaba in aanan qoraal danbe ka qorin balse balantaas maanta waaaa ka noqday waayo waxaan galnay aduun cusub waxaana noo soo baxday xaqiiq rasmi ah oo aan la inkiri karin taas oo ah in cabdulaahi yuusuf axmed iyo inta lajaalka ahba ay yihiin:-Qoray iyo qaaciis waaa la isla tuuraaa.

Sababta aan sidaas u leeyahay waaa dhawr arimood:- oo ay kamid yihiin: marka hore hadiii Cabdulaahi Yuusuf iyo cawaanimadiisa laga hadlaayo waxaaa halkaas ku baxay raga kala ah Maxamed Cumar Xabeeeb( Maxmed Dheere), Cabdulaahi sh.Ismaaciil ,Sh.Aadan madoobe iyo intii xun oo idil sidaas darteed qorma kasta oo lid ku ah cawaantaas waxaaa looga kaaftoomayaaa Cabdulaahi Yuusuf waayo waxaa layiri uurjiif hooyadiis ayuu ku xugun yahay marka hadii aan cawaanimada cabdulaahi yuusuf ee uu marna u ahaaa mingiste hadana uu u yahay Tigraay birina hadii uu gaaro uu u noqon doono Uraago markii aan arintaas ku tiiqtiiqsano uma baahnin in aaan ka hadalno ina cumar xabeeeb,ina shiikh Ismaaciil iyo waxii soo raaca marka waaa in ay cawaanta cabdulaahi yuusuf waaa in aysan u fahmin in cawaanimadooda kaliyah lid lagu yahay marka cabdulaahi waa sayidul cawaan al mutaabiciina litigraay.

Waxaaa laga sheegay sayidkaas in markii uu lakulmaayay waziirka xabashida in uu yiri

waa waziirkeee in raga maxmed dheerena lasooo geliyo arinkaan in uu yiri maxmed igu daaya aniga ayaa farta ugu yeeraayo balse waxaan idinka doonayaa tigraayey in aadan garabkiiina aadan iga bakhiiilina. waaa war laga helay rag hoose oo shirkaas kujiray marka tigraay ma qarinayso in ay cawaanteeda kalsooni buuxda ku qabto oo ay wax hor joogsan karaan hadii aysan somalidu muujin adeeg iyo geesinimo.

Hadaba intii qoraal ahayd eee aan ka qoray xabasho iyo cawaanteeda anigoo ku kaaftoomay sayidkaas liita waxaaa aan bedelkeedii helay qoralo badan oo qaar ayidaad ahaaay qaarna caay iyo dacwo markale ayaan qoraal kale qoray kuna soo baxay websideyada aniga oo sifaynaayo intii qoraal ee caytanka ahayd ee la ii soo diray waayo waxaan ictimaaday ama aana cugsaday caaytankii aniga la igu caayayay iyo waliba halka aan ku abtirsado taas ooo ii saamxday in caytankaas ka faa,iidaysto ooo aan kaalmaystay walibana daliil xoog leh ii noqotay in waxa aan sheegayo ay runyihiin waxaa layiri:-Meeel bugta iyo fartaaa is og marka indhoolayaasha xabasha lajirka waa kusugay.

Kadib qoraaladii cayda ahaa waa yaraadeeen waayo waxay noqdeen aalad dib ugu laabata kuwii soo qoray waxaaanse helay qoraalo aan caay ahayn balse eed ah taas oo la iga dalbanayo in kuwa xamar sidaan u galay aan wax ka qoro oo aan iska daayo ninkaas waayo waxay yiraahdeeen ruux cabdiwaaxid layiraahdo ayaaa nagu filan marka adigu kuwaaga ku ekow.qoaal kuwii la iisoo diray ka tarjumaayana wuxuu kusoo baxay webside kamid ah websideyada kaas oo leh ama aan ka fahmay noodaaya dayuuskeena siduu doono ha u ciyaareeeee. waxaaa kalooo qorahaas xusay in cidii dhaliisha cabdulaahi yuusuf axmed in ay necbantahay reeer woqooyi bari(magaca buintland ma aqoonsani) marka hadii reer woqooyi bari ay u bateen wax magarato aan kala aqoon xumaan iyo wanaag runtiii waaa inkaar aaan lahayn meeel looga gudbo waxaanse rajayhaaa in aysan ku koobneeen inta e.mailada sida hoose noogu soo dirto iyo inta wax magarada ah eee wax ku qorta websideyada.

abdullahi yusuf ahmed
Waa kuma C/Laahi Yuusuf? [XagarYare]

Hadaba waxaaan hubaaa in culays badan oo saarnaa cabdi waaxid u u ka degay mar hadii ay joogto tiiisa ayaaaa na anfacaysa cid kale ma rabno marka adigana cidaada ama qabqablayaashaada ku ekow in aad dhaliisho balse cabdi waaxid cabdulaahi kuma sinto marka kuwa sidaas kudoodaya cabdi waaxid ha xadeeeyaano hadii kale raali ha noqdeen.

Intaas oo hordhac ah kadib waxaaa muhiim ah in aan iswaydiino su,aalo ay kamid yihiiin:-Marka hore majiraa ruux ka damiir liita cabdulaahi yuusuf oo heerka uu damiir xumo iyo xishood daro ka gaaray ruux ka gaaray?waaa su,aasha koowaad dabcan su,aashaas indhoo-dheegoolayasha ma qosayso raga wax maqla waxna arka ayay ku socotaa raga rag yaqaana runtana sheegi kara ayay ku socotaaa raga wax garta ayay ku jeedaaa.

Su,aasha xigta waxay tahay majiraan qolo jeebka qabqable gashay oo aan wax arkin waxna maqal sidii reer woqooyi bari???

Su,aasha xigta waxay tahay:-Majirtaaa qolo Somaliyeeed eee si aan xishood lahayn u inkirta doorka Hugaan dhaqameedkooda(Isim) Isla markaasna samaystay hugaan dhaqameed kale oo jeebkooda? Sidaan ognahay Isimadii reer Woqooyi bari ayakoo ciida kabadan ayay joogaaan Kenya iyadoo la leeyahay cabdulaahi Yuusuf ayaa sameeyay ma jiraa qabqablay dilay Garaad Beeleed ooo aan Cabdulaahi Yuusuf ahayn waa su,aasha ugu danbaysa ee aan su,aalahayga kusoo xiraayo.

Hadaba hadii uu damiir xumo heerkii ugu liitay ka gaaray oo sheexdaro heerkii ugu danbeeyay ka gaaray oooo uu bilaabay dhaqan ah in Isimada ladilo uu jideeyay ooo uusan ahayn dheg walaalihiisa somaliyeed maqasha balse uuu leeyahay dheg maqasha Tigraaay oo uu ilaa iyo hada ka sabri la,ahay amxaario iyo Tigraay xitaa hadii ay dhigeen xabsiyadooda oo uu ku xeraysnaaa mudo badan eee uu kasoo baxay asigoo urka kasoo haadaayo aad yaabto runtii anigu waxaan kamid ahaa ragii ugu horeeyay ee arkay markiixabsiga laga soo daayay cidii aragtay markaas maanta ma taageerteen umana aqoonsateen hugaamiye iska daaye xitaaa biya tooni waa siduu u yiilaye;Intaas oo sife ah hadii uu leeyahay oo aysan jirin cid la wadaagta maxaaa loola yaabayaa markaan wax ka qorno runtana aan sheego.

Runtii markii aan arkay sida uu xabasho u adeecsan yahay ayaan is iri Goorba qabrigiisa ayaaa ka qodan waayo cid kasta waa ogeeed sidii uu heshiiska hada ugu danbeeyay uu u saxiixay cid kasta waaa ogeeed in uuu cabdi qaasim u istaagay asigooo u aqoonsan madaxwayne waayo waa tii uuu lahaaa madaxwaynihii Ugana u istaaga waa madaxwaynihiniiye.

Marka su,aashu waxay tahay odaygu miyuusun caafimaad qabin mase waaa sidii malaay ooo amxaaro la,aanteed ma noolaan karo.

Hadaba Somalida kunool qurbaha gaaar ahaan kuwa kunool dalalka horay u sii maray waxaaay ku sheekaystaaan in dalkoodii uuu ale dowlad caadil ah uga dhaliyo waxaad arkasyaa in ay geedi wada yihiin meeha ay joogaaan lama qabsadaan si edeb iyo sharaf leh uguma noolaadaaan caruurtooda iyo ayaku isku rali maahin caruurto Somalia wax layiaahdo waalidkood ayay ka maqlaan figrad kalese kama haystaan oo aan xumaan ahayn waayo waalidku waa u sheeko xumeeyay waxay caruurta ugu sheekeeyaan in somalia laysku laayo ooo ay tahay meel hoogtay isla markaasna waxay dhahaan wadankaynii ayaa dowlad nooga dhalan doontaa oo aan ku noqon doonaaa marka waa iska khiyaali waxa ku sheekaysanayaan waayo caruurtu waxay ku barbaareen wadan ka duwan kii ay kudhasheen ama ay u dhasheeen.

Runtii Somalidaas wadankii hilowga u qabta waxay had iyo goor kista qaxootiga ku helaan ay u diraan qabqablayaasha uu ugu horeeyo cabdulaahi yuusuf axmed asiguna waxii loo diro xabasho danteeda ayuu ku fuliyaa waaa safiir danta xabashida ilaaliya wuxuu wakiil uga yahay Woqooyi bari Jowhar waxaaa u jooga Maxmed dheere Moorgana waa u jabhadeeyaaaa Sh.Aadan Madoobe Baydhabo ayuuu u joogaa inkastooo uu lug ku taaganyahay hadaba somalidaas dibadaha joogta ayaka ayaa dalkii qaribaayo in uu tooso oo ay dowlad u dhalatona waa rabaaaan marka su,aasho waxay tahay:-Ma Eebeheey ayaa malaa,ig soo diraya ooo u hagaajinaayo wadanka mase shayaadiinta xabasho lajirka ah ayay ka filayaan in ay wax u hagaajiyaaan shayaadiin waa ka daran yihiine waaaaa cajuuusooyin shar badan.

Runtii waxaa habooon in lasheego in aysan shanta farood sinayn oo aysan isku mid ahayn taasna denbi maahin xumaan gaar ahaaneed ee cid loo qabana maahin hadii lasheego.

marka ma qabo in raga xabasho la ceesha xabadaha kasoo qaata kuna laaya dadka in ay jiraan wax ka liita sidoo kale raga xabasha warkeeda diidan isla markaasna khiyaarkooda ku socda majiraan wax nooo dhaama waayo waxaaa layiri:-Hadii Furuq la arko ayuu waraabow fara kaleef noqdaaan dabcan wuxu waa labo cudur balse waxay joogtaaa yaaa daran labadaas cudur? marka qabqable aan dahiraayo majiro balse nuqdada muhiimka ah eee aan ka socdo ayaa ah in awsan eebeheey simid makhluuqiisa oo ay kala khayr roon yihiin kalana shar badan yihiin kala damiir liitaaan marka ilaah ayaaan idinku dhaariyay inta wax garataay ma waxaad rabtiin in aad sintiin ragii heshiiskaad ogaydeen saxiixay warna laga haayo eee markii waziirka arimaha qarbudka iyo qaska somalida(waziirka arimaha dibada ee itoobiya sida loo yaqaano)uu lakulmay isbedelay war wuxu caqli xumaa damiir daranaaaa daayuusyadu.

Mawaxaad rabtiin in Jaamac Cali Jaamac Iyo Axmed Cumar Jees oo aan waligood Xabasho ayakoo lajira aan la,arkin oo aan la arkin aykoo dan somaliyeed hortaagan in lala simo cabdulaahi Yuusuf oo tan iyo intii aan wax gartay cadawga daba socday????.

Markii hore Cabdulaahi Wuxuu diidanaa Jaamac Cali Jaamac oo ay ahal yihiiin sidoo kale Maxmed dheere wuxuu diidanaaa Faarax Wehliye Cadow oo ay ahal hoose yihiiin maantase waxay ku darsadeen in wixii uu sanaawi sharayso in ay ayakuna sharaystaaan marka in la is daaliyo maahin somalida waxaa la gudboon laba arimood midood:-

1-In ay dowlad dhistaan kana tashtaaan ragaas cadawga jaalka la noqday eee aan qarsan cadaawada ay shacabka somaliyeed u qabaaan.

2-Hadii aysan taas yeeli karin in ay la dhiilgareeyaan Meles Sanaawe waayo waxa is haysta waaa shacabka somaliyeed ee xalaasha ah iyo Tigraay marka ragaasu waaaa Boonbalo uu sanaawi ka dhex guuxaayo ama waaa tanag uu garaacaayo sanaawe ama waa ganbaleel xabasho u qaylihaayo ku sifeey waxaad doonto.

Hadii aysan tanagyo ahayn maxaaa keenay in ay kalaabtaan waxii ay saxiixeeen oo ay dhahaan waa nalku khiyaanay waxii ay aqriyeen loona aqriyay mida kale.

Waxaan cabdi waaxid Khaliif si shuruud la,aan ah u waydiinaynaaa in uu raali gelin kabixiyo isbar bardhigii hugaamiye Muuse Suudi Yalaxow iyo amxaar lajirkaaan Hoogay hadiii kale waxaan u arkaynaaa in uusan fayaabayn.

Marka aan sidaad leeyahay xumaan uma jeedo balse waxaa habooon in uu garaysto in uu ku qaldanaa isbarbairdhigaaas.

Mahadsanidiin

Wabilaaahi Towfiiiiq

Xasan Axmed Tooxow
waziir@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 6, 2004

Afeef: Aragtida qoraalka waxaa leh qoraaga ku saxiixan

 QORAALADII HORE EE TOOXOW

. XAMAR DAAWO DACALLADA... SAWIRRO....

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
usa


kaah


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD