SomaliTalk DALSAN
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - DAHABSHIIL

Janaayo 20, 2004
Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...



Beenin war kusoo baxay qaar ka mida Sitedad-ka Somalida

Asalaamu Calaykum; Salaan ka bacdi, anigoo ah Xirsi Cali X. Xassan, kana tirsan maamulka Shirkadda Dahabshiil waxaan beeninayaa war kusoo baxay Internet-ka 19/1/2004. Soona diray Cabdicasiis Axmed Muuse, ahaana waraysi uu la yeeshay Sacad Jamac oo jooga dalka Hindiya.

Warkaasi waxuu ku saabsanaa in shirkadda Dahabshiil Danaynayso inay dalka ka hirgeliso mashruuca Gaaska baaruurtu ku shaqeeyso.

Sacad waxuu sheegay inuu aniga Xirsi ahaan igala soo xidhiidhay arinkaa, hawshaana anigu aan halka ka wado.

Hadaba Waxaan halkan ka cadaynayaa in Sacad uu is waydiiyay su’aal kusaabsan mashruuca gaas-ka baabuurtu ku shaqayso, balse waxaan uga jawaabay isla wakhtigaasba inaan imika shirkaddu diyaar u ahayn mashruucaas. Iyadoo shirkaddu hadiyo (jeer) u heegana wixii mashaariic ah ee umadda Somaliyeed dan u ah.

Waa mahadsantiin.

Xirsi Cali X. Xassan. 

hersiin@dahabshiil.com

Faafin: SomaliTalk.com | Jan 20, 2004

. Waraysigii: Sacad Jamac oo jooga dalka Hindiya.

. XAMAR DAAWO DACALLADA... SAWIRRO....

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 kaah

BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri

Riyale
Sirta ka Dambaysa Somaliland ma Itoobiyaa?
[Liiban]



XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD