SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - CADAYN
XAQIIJIN IN ISKULAAD KU YAAL OGAADEENYA LA XIRAY

Sidaas wuxuu cinwaan u ahaa qoraal soo gaarey SomaliTalk wax yar kadib daabacii AFEEFTA SOMALITALK WAA AFFEEF, qoraalkaas oo tibaaxaya xaqiijinta warkii hore ee ahaa in Iskuulada Ogaadeenya la xiray. Qoraalkaas ay nasoo gaarsiiyeen ilo weydiistey in aan la magcaabin waxa uu u qoraa sidan:

Hoos Akhri

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

 
School Closed As Drought Worsens

Jijiga, December 19, 2002 (ENA)- Eighteen primary Schools were closed and over 3,000 students discontinued their classes in Jijiga Zone of the Somali State as the prevailing food shortage in the area gets sever, the Zonal Education Department announced.

Department Representative Beshir Guhad said the students were forced to discontinue classes as their parents moved to other places in search of food.

The department has been discussing with the State Education and disaster Prevention and Preparedness Bureaus to enable the students resume classes, he said.

State DPPC Early warning Department Head Bilad Tahir said on his part that the bureau was doing its level best to overcome problems facing the students.

SOURCE: www.waltainfo  

"Salaan ka dib, waxaan aragnay qoraalka aad soo dhajiseen oo ku saabsanaa hadalada idinka ka soo gaaray Ogaadeenya.

Hadaba bogga internetka ee WALTA oo ku hadla afka dowladda Itoobiya ayaa sidan yiri (eega URLka)

www.waltainfo.com/EnNews/2002/Dec/19Dec02/Dec19e2.htm 

Sidaan ognahay WALTA waxuu ku hadla afka dowladda itoobiya, hadaba waxaa muuqato in mamul ku sheega iyo dowladda ay u adeegaan in ay kala hadlayaan. Ragii idinla soo xiriirayna waxay leeyihiin wax iskuul la xiray ma jirto, dowladdana waxay leedahay ilaa 3000 oo arday aya iskuul la'aan ah. Sida ay Radio Xoriyo sheegtayna waxay ku marmarsiyoodeen abaarta. Mida kale....waxaa la idiin sheegay in somalitalk aad laga daawado Ogaadeenya. Hadee imisa computer oo internet leh ayaad Ogaadeenya ku ogtihiin (99.999% shacabka Ogaadenya Computer ma laha internetna ma lahaa walalayaal marka yaa lidin khaldin).

-dhammaad- 

DECEMBER 28, 2002

ISHA: Qoraalkaas waxaa SomaliTalk soo gaarsiiyey ilo aan weydiisan in la xuso.

AFEEF: Aragtida qoraalkaas waxaa leh ilaha nasoo gaarsiiyey

SomaliTalk waxay marwalba soo dhoweyneynsaa afkaaraha xorta ah, kuwaas oo keenikara xal waara iyo nadab camirta geeska Afrika.

AFEEFTA SOMALITALK WAA AFFEEF
Telefoono iyo Fax-yo teel-teel ah ayaa khamiistii SomaliTalk kasoo gaarey diri-dhabo, jig-jiga, iyo qabribayax, kuwaas oo (qaarkood) ka yimid masuuliyiin ka tirsan baarlamaanka iyo maamulka waxbarashada ee dawlad goboleedka ismaamulka soomaalida ETHIOPIA, kuwaas oo.. GUJI.. 27/12

 

I  I  D  H  E  H


ITAXAADKA SOOMAALIYA
Waa faallo & Baaritaan muddo dheer qaatay oo kusaabsan Itaxaadka Soomaaliya, Muxuu ahaan jiray, aragtida Caalamku ka qabo, aragtida siyaasiyiinta Soomaalida,  Hadda iyo... GUJI.. 27/12

Xiriir Caynkeeyaa u Dhaxayn jiray SSDF & SNM? 
Jawaabta ka akhri qaybtii 1aad ee faaladii XagarYare  GUJI... 24/12

 ELDORET: Taxanaha Wararka   

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002
DALSAN

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD