Kulankaasi oo loo so awaa-wilay sii heer
sare ah kana soo qeeyb galeeyn dad tiradooda kor u dhaaftay 200.
odayaal,waxgarad,culimaaw diin,
dood isweeydaarsi dheer kulankaasi waxaa
leysla gartay sidii wax loogu qaban laha dadka ALSHAASHI ee ku Nool Dalka
kiinya. waxaa kaloo halkaasii sii Dimuquraadi ah loogu doortay in u mas uul
ugu noqdo Tolweeynaha AL-SHAASHI ee Dalka KENYA , mudanne : SHEIKH MURIIDI
XAAJI SUUFI (shekh muridi)
waxaa kaloo la shaqeeyn doono 3 kaaliye .
- 1= Aawow Maxamed Suufi ku xigeeyn 1aad
- 2= Cali Nuur Ikar SH. Suufi ku xigeeyn
2aad
- 3= Sadiiq Cadow Cali ku xigeeyn 3aad
sidaasi awadeed waxaan inta ay quseeyso
arrintaasi loogu war galinaayaa looguna Codsanaayaa in ay sidaasi ay ula
socdaan goobtii shirkaasi waxaa lagu soo gunaannaday wacdi diini ah u soo
jeeydiyay Sheikh Muriidi Xaaji Suufi iyo doco iyo faatixa . docadaas oo
aheeyd illaaheyaw waxii dulan ah naga qabo, waxii wanaag ahna oo qeeyrka ku
jiro nagu toosi illaaheeyow.
hadii aaan soo koobn oday-yaasha ka so
qeeybgalay waxay kala yahiin
- 1= Awoow maxamed Suufi
- 2= Sheikh Muriidi Xaaji Suufi
- 3= Dr. Imaan Xaaji Xusein Cabdalla
- 4= Dr. Cabdulkadir Xaaji Sufi (muriidigolf)
- 5= Jeylaani Nuur Ikar Sheikh Suufi
- 6= SaydCali Nuur Ikar Sheikh Suufi
- 7= Suleeymaan M. Muqtaatr (jiilaalow)
- 8= Sadiiq Cadow Cali
- 9= Caydaruus Maxamed Suufi
- 10= Col: Maxamed Aweis Cusmaan
- 11= Jeylaani ikar Mudhahir
- 12= Cusmaan Xaaji Abbow Imaankey
- 13= Jeylaani imaan Cusmaan
wabilaahi Towfiiq
E-mail: alshaash1@hotmail.com
Tel: 00254 722942670
2003-01-01
SIIRADII RASUULKA (scw): DUULLAANKII SUWEYQ
Qaybtii 41aad ee taxanaha
Siiradii rasuulka [Wq. Cusman Bilaad]
Cawaaqib
Xumida uu La Kulmayo Qofkii Caaya Rasuulka (scw)
Waxaa na soo kedinayay
maalmihii ugu danbeeyay dad ku abtirsanaya inay yihiin soomaali oo si dhiiranaan
aan dheelitirsanayn ugu kacaya falal-denbiyeed aad ugu weyn miisaanka culus ee
diinta islaamka..
GUJI...
31/12
Kaah
oo Loo cusboonaysiiyey shatiga Minnesota
War SomaliTalk kasoo gaarey Kaah Express ayaa
caddeeyey in shirkada loo cusboonaysiiye shatigii Xawaalada ee Minnesota..
GUJI....
31/12
Siciid
Saalax & Habeenkii
Ardayda Soomaaliyeed ee Minnesota
Dhulka Soomaaliyeed yaaleh, waxaa leh
NABADDA ayuu ku jawaabey Siciid Saalax oo hadal dheer kasoo jeediyey habeenkii
Ardayda Jaamacada Minnesota.. GUJI
30/12
Baaq
Kasoo Baxay U.H.G.J/Hoose
Ururka Horumarinta Gobolka Jubbada Hoose ayaa
soo saaray baaq uu ku bilaabay... GUJI....
30/12
Dahabshiil
oo loo cusboonaysiiyey shatiga Minnesota
Qoraal SomaiTalk kasoo gaarey xawaalada
Dahabshiil Minnesota ayaa caddeeyey in loo cusboonaysiiyey shatigii... GUJI....
30/12
AFEEF: Aragtida qoraalkaan waa mid
u gaara isha nasoo gaasiisey.
WARARKA
SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY
| JUNE |
MAY | APRIL
|
MARCH | FEBRAAYO
|
Janaury 2002
| Wararkii
1999-2001
com
|