SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - MINNESOTA
KAAH OO LOO CUSBOONAYSIIYEY SHATIGII MINNESOTA

December 31, 2002 | SomaliTalk MPLS, MN, USA

War SomaliTalk kasoo gaarey Xawaalada Kaah Express Minnesota ayaa  xaqiijiyey in loo cusboonaysiiyey shatigii xawaalada ee Minnesota. 

Mas'uul sare oo katirsan shirkadda Kaah oo u waramayey Somalitalk waxa uu yiri "shatiga Xawaalada ee Gobolka Minnesota waxaan helay 27kii bishan December, sidaas darteed ay shirkadda u saamaxayso inay u adeegto macaamiisheeda si aan kala go' lahay".

Kaah waxay intaas ku dareen in "shatiga la cusboonasiiyey ilaa December 31, 2003, xiligaas marka la gaarona loo baahanayo cusboonaysiin kale".

"Kaah waxay macaamiisheeda lacagta u gaarsiineysaa eheladooda kala jooga Itoobiya, Kenya, Soomaaliya iyo dunida inteeda kale" ayuu yiri mas'uulkaas sare ee ka tirsan Kaah Express Minnesota.

8dii Janaayo 2002 ayey ahayd markii xawaalada Kaah ee Minnesota lasiiyey shatiga Minnesota [eeg halkan].

Xafiiska Kaah ee Minneoplis  waxaa lagala xiriiri karaa tel 612 870 0198 ama email eosman6065@aol.com

wararka kale ee MaantaHoos Akhri 

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

 Siciid Saalax & Habeenkii Ardayda Soomaaliyeed ee  Minnesota
 Dhulka Soomaaliyeed yaaleh, waxaa leh NABADDA ayuu ku jawaabey Siciid Saalax oo hadal dheer kasoo jeediyey habeenkii Ardayda Jaamacada Minnesota.. GUJI 30/12

Munaasabadii xil wareejinta kenya siday u dhacday?
Madaxweynaha Cusub Mwai kibaki oo la dhaariyey GUJI... 
»»Isu soo bixii dadweynaha ee Uhuru Park.. GUJI...
»»Taariikh kooban ee Madaxweynaha Cusub GUJI.... 30/12

Habeenkii Ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacada Minnesota
 waxaa Minneapolis lagu qabtay shir ay soo qaban qaabiyeen Ururka Midowga Ardada Somaliyeed ee Minnesota, kaas oo... GUJI 29/12

KIISH: Sheekadii Kiishka - Qaybtii 2aad 
99-ka: As-Maa'ul Xusnaa - Names of ALLAH 

Yaa hogaaminaya Doorashada Kenya?
Mucaaradka oo ku horeeya madaxwaynanimada doorashooyinka guud ee dalka wararkii u horeeyey ee kasoo baxay ka akhri.... IQRA... 28/12

I  I  D  H  E  H

 Waa sidee xaalada Muqdisho Maanta?
waxaa laga maqlayay xabado goos goos ah, laakiin GUJI... 28/12

Xaqiijin in Iskuulaad kuyaal Ogaadeenya la xiray
Qoraal SomaliTalk soo gaarey ayaa tibaaxay in.... GUJI... 28/12

6 Qof ayaa ku dhintay Dagaalkii Isgoyska Blacksea
Dagaalkaas oo Muqdisho ka oo la qaboojiyey dadkii ku dhintay waxaa ka mid ahaa ilmo yar... GUJI...  27/12

AFEEFTA SOMALITALK WAA AFFEEF
Telefoono iyo Fax-yo teel-teel ah ayaa khamiistii SomaliTalk kasoo gaarey diri-dhabo, jig-jiga, iyo qabribayax, kuwaas oo (qaarkood) ka yimid masuuliyiin ka tirsan baarlamaanka iyo maamulka waxbarashada ee dawlad goboleedka ismaamulka soomaalida ETHIOPIA, kuwaas oo.. GUJI.. 27/12

ITAXAADKA SOOMAALIYA
Waa faallo & Baaritaan muddo dheer qaatay oo kusaabsan Itaxaadka Soomaaliya, Muxuu ahaan jiray, aragtida Caalamku ka qabo, aragtida siyaasiyiinta Soomaalida,  Hadda iyo... GUJI.. 27/12

Doorashooyinka Dalka Kenya
Dalka kenya ayey doorashoonkiisi Madaxti-nimada, Barlamaanka, iyo Dowlada hoose, ka bilowdeen maanta... GUJI...  27/12

USA: Somalida La Rabo In Ay isdiiwaan Geliyaan
dhammaan Somalida xambaarsan baasaboorada Soomaaliga, Canadianka, Sweden, Holland, Australia, British iyo wixii la mid ah oo Maraykanka ku jooga booqasho gaaban... GUJI.. 26/12

10.5 milyan oo u Dareeraya  Doorashada Kenya
Madaxa gudiga doorashooyinka Mr Samuel Kivitu ayaa ugu baaqay dhamaan dadwaynaha codkooda dhiibanaya in.. GUJI...  26/12

 


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002
SUUQ WEYNAHA ALKARAMA
Waa suuq Soomaaliyeed oo ku yaal xaafada Cedar ee Magaalada Minneapolis, GUJI...

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]