caydiid waxaa uu sheegay in sawaldda Kenya iyo Igad ay si wanaagsan isaga
xilsaareen shirka ugana mahadcelinayo dadaalkooda ku aadan nabadaynta
soomaaliya iyo sidii loo heli lahaa dawlad soomaaliyeed oo lagaga gudbo
colaadda sokeeye.
Caydiid waxaa uu sheegay in kulankii ay la yeesheen wasiirka arimaha dibadda
uu ahaa mid ay kaga hadlayeen arimaha shirka iyo sidii horay loogu sii wadi
lahaa shirka hidadiilanna loo galin lahaa.
shirkaas jaraaid kadib oo aan la xiriiray Caydiid waxaa uu iisheegay in uu
doonayo dawlad awoodeedu ay leeyihiin bulshada soomaaliyeed oo kamadax
banaan shakhsi ama koox isla markaana baarlamaanku uu noqdo midka awooda leh.
Ridwaan Xaaji C/weli
Nairobi,Kenya
-dhammaad-
Mwangale
oo lagu badalay danjire caan ka ah Kenya
Dawladda kenya ayaa ku
dhawaaqday magaacibidda danjira cusub oo lagu badalay danjirihii hore ee....
IQRA
19/1
Dowlada
Kenya oo magacawday ambassador Bethwell Kiplagat inuu bedelo Mwangala
Mr. Kiplagat ayaa bedelaya
Elijeh Mwangala oo ay in dhowaalaba diidanaayeen hogaamiye kooxeedyada
Soomaalid.... GUJI
19/1
.... HALKAN
KA BAAR WARARKII IQRA
ELDORET:
Taxanaha Wararka
FAAFIN: SOMALITALK.COM
KAYDKA WARARKA
EE IQRA - News Archive -
GUJI/CLICK
|