Waxaa lagu qaban doona Naadiga (clup-ka) ardayda soomaaliyeed ee Qaahira
Lecture socon doona muddo maalmo ah sidaad ka arki doontidba Jadwalka.
Muxaadaran ama lecture-kan oo uu soo jeedin doono Dr Sadiq Enow,
wuxuu Dirtoorku ku qaaadaa dhigi doona taariikhda Somaliya, wuxuuna kaga
hadli doona:-
Maxay ahayd Somaliya isticmaaarkii ka hor?
Dhibaatooyinkii Gumaystaha maxaad kala socotaa ama ka taqaan?
Goormaa Somaliya la kala qaybiyey?
Maxaad ka taqaan ladagaalankii gumaystaha iyo ciddi ka qayb qaadatay?
Haddii laga xoroobay gumeystihii maxa ka danbeeyey?
Haddii aad daneynaysid inaad wax badan ka ogaatid wadankaaga nagala soo
qayb gal seminaarka uu inooku qaban doono xarunta Naadiga soomaaliyeed
Qoraaga soomaaliyeed Dr Sadiq Enow maal mahan hoos ku qoran:-
Maalinta |
Taariikhda |
Saacadda |
Dersiga |
Isniin |
02/02/2004 |
6:00 Pm CLT |
Soomaaliya Gumeystihii ka hor |
Arbaca |
04/02/2004 |
6:00 Pm CLT |
Somaliya Xiligii Gumeystaha |
Jimce |
06/02/2004 |
6:00 Pm CLT |
Marxaladdii Gobanimo Doonka |
Axad |
08/02/2004 |
6:00 Pm CLT |
Somaliya Xornimaddi ka Dib |
Gudoomiyaha M. Waxbarashadda
