SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - DENMARK

I  I  D  H  E  H

Waraysi Gen. Morgan
 
Ibraahim Maxameddeeq ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Gen. Maxamed Saciid Xirsi Morgan oo jooga Eldoret Guji....
TAGERO IYO HAMBALYO MUDULOD DENMARK

Dhamaan Mudulodka degen denmark waxay Tagero iyo Hambalyo u dirayan dhawan shir ay yesheen Hogamiyayaasha Mudulood ee joga Eldoret; Shirkas oo loga hadlayey Khilaafad ku kala dhax jirey Hogamiyayaasha Mudulood iyo sidii loo so afjari lahaa Aragtiyada kala duwan ee Hogamiyayaasha Mudulood.

 Shikas oo ku dhacay jawi wanaagsan iyo isafgarat isla markasna loga wada hadlay Kalinta ay kaqadan karto Mudulood Xalinta dhibaatada Guud ee somalida Haysato. Mudulodka Degen Denmark waxay aad iyo aad ugu mahadcelinayaan Mudulodka degen Kenya oo so qaban qabiyay Shirkan una hurey wax kasta oo ku surobayey shirkaan waxaana lenahay ilaahay Ajir iyo Xasanaad hi idinka siiyo dadaalka aad dadasheen.

Mudulodka Degen Denmarkn waxay Tagerayaan Heshiisyadii lagu saxiixay Kenya/Eldoret, waxayna ilahay uga baryaayaan inuu noqdo ki somaliya xalkeda noqdo oo kamadambeys ah. Waxay la dardarmayaan Dhamaan Hogamiya koxeedyada iyo Maamul Goboleedyada Somaliya in ay Firiyaan somalida Qurbaha ku dhibateysan iyo kuwa Gudaha Somaliya ku dhibateysan oo aysan firin damaca gaarka ah oo ay firiyaan danta guud ee somaliya.

 Wabilaahi Towfiq 

Mudulod Denmark:

muduloddk@yahoo.dk 

Oct 31, 2002

 Beesha Mudulood o Shir Gaar ah Yeeshay
Hoggaamiyeyaasha Beesha Mudulood ee jooga Eldoret kana qeybgalaya shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa shir gaar ah ku yeeshay Hotelka Asis ee ku yaala, si ay... GUJI

 

 

Heshiis Ka Dhacay Shirkii Eldoret
»» Hogaamiyayaasha siyaasadda Soomaliya ayaa qalinka ku duugey qodobadii habka dibu heshiisiinta
»»
"... Moi inaad heshiiseen aad ayuu ugu farxay wuuna iga rumaysan waayey inaad heshiiseen" Mr. Elijah
»»
Qowmiyadda Banaadiriga oo xubin loo aqoonsaday
Dhammaan Ka Akhri Warbixintii Ibraahim Maxamedeeq 27/10

... ELDORET: Taxanaha Wararka  

... Soomaaliya iyo dhacdooyinkii  2001/2000 


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD