SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK  - KENYA
Shirka Dib u Heshiisiinta Soomaalida ee laguqabanayo Kenya oo Lasoojeediyey in uu Qabsoomo Lagabilaabo 16ka Sebtember

NAIROBI, KENYA - Wararka ka imanaya Kenya ayaa shaaca ka qaaday in Guddiga Farsamada ee soo qabanqaabinaya shirka dib u heshiisiinta Soomaalida, oo uu madaxda u yahay Elijah Mwangale, ayaa soo jeediyey in shirkaasi qabsoomo laga bilaabo 16ka Sebtember 2002.

Waxaa gudigu soo jeediyey in shirkaas lagu qabto magaalada Eldoret.

Waxaa warku intaas kudaray in shirkaasi qaadan doonaa muddo dhan labo ilaa saddex toddobaad.

Sida warkusheegay,  hadda qoraaladii soojeedintaas waxaa laguwareejiyey wasiirka arimaha dibada ee Kenya, Marsden Madoka, waxana uu Mr. Madoka sheegay in guddi wasiiro ah ay kasoo-shaqaynayaan dejinta kharashkii kubixilahaa shirka iyo sidii shirka loogu helilahaa kaalmo dhaqaale.


ISHA: Warbaahinta Kenya | Aug 15, 2002


Xasan Abshir oo Lakulmay Amiir Cabdalla
Ra'iisul wasaaraha DKG ayaa sucuudiga kula kulmay Amiirka Cabdalla Bin Cabdulcasiis Al-Sacuud  GUJI   Agosto 14
Warsaxaafadeed: Beelaha Mareexaan
warsaxaafadeedkaan waxaa soo saaray, ugaasyada, nabadoonada & odayaasha beelaha reer xassan, howraarsame iyo habar yaaqub oo GUJI   Agosto 14
Prof. Samatar oo Kufashilay Diidmadii Galayr
Xaflad lagu qabtay  machadka Humphrey oo ah halka uu Dr galayr wax ka dhigi doono ayaa GUJI   Agosto 14
Midowga Ardayda Soomaalida Minnesota
oo soo abaabuley shir ballaaran oo wax loogu qabanayo waxbarashada dalkeena hooyo GUJI   Agosto 14
Degaalo lagu Jabiyey Ciidanka Gumeysiga
iyo Ciidanka Gumeysiga Itoobiya oo Saadkoodkii ka Raadsanaya Shacbiga Ogaadeenya XORIYO Agost 14  
Kulan Laguqabadoono London, UK
kulankaan oo kusaabasan "kunoolaanshaha Galbeedka iyo kutoosnaanta Islaamka" waxaa laqabandoonaa GUJI..
Caydiid oo Codsi udiray Reer Muqdisho
warkaas iyo Taliyaha Ciidanka Ka Fallaagoobey Qanyare Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhowaan Dhacay AKHRI   Agosto 13
Puntland oo Beenisey Warkii UN-ka
warsaxaafadeed kasoo baxay Puntland oo kuqoraa luqada Ingiriiska ayaa beeniyey wararkii UNka ee GUJI   Agosto 13
AIDS oo Agoomeeyey 1.1 Million Carruur ah
Tirada Caruurta Ku Agoomowday HIV/AIDS Ee Dalka Kenya Waxay Gaartay 1.1 Million, Sidaa Waxa Shalay Yiri Wasiirka Caafimaadka Bulshada Prof. Sam Ongeri. IQRA   Agosto 13
Waan-waan Nabadeed oo Kasocota PL
BOSASO - Warar soo gaarey SomaliTalk ayaa xaqiijiyey in aqoonyahano Soomaaliyeed ay... GUJI  Agosto 12 
ENGLISH.VERSION: Puntland Peace Mission
Ciyaaraha Xagaaga ee Soomaalida Yurub
SWEDEN - Tartankaan oo 4-jirsadey ayaa soconayey  labo usbuuc waxaana ku guuleytey koobkii... GUJI..  Agosto 12
BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa
KUWAIT - Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda gobolada Sool Sanaag iyo Hawd ee degganna Kuwait ayaa. GUJI..  Agosto 12
Baaq Xabad Joojin, Dagaal Joojin & Nabad
Maxamed C/Rashiid Cali ayaa soo saaray baaq nabadeed oo uu ku bilaabay... GUJI..  Agosto 12
Warsaxaafadeed: Qardho
Warsaxaafadeed soo gaarey SomaliTalk ayaa sheegay in C/Laahi Yuusuf uu... GUJI..  Agosto 12
Iran & Carab kusoo badanaya Jaamacadaha
INDIA - Iran iyo carab Visaha maraykanka loo diiday ayaa kusoo badanaya jaamacadah india  GUJI..   Agosto 12
Ciidamada Jarmalka iyo Ciraaq
GERMANY - Faaladii Xagar Yare ee maanta ayaa kusaabsan "Ciidamada qalabkasida ee Jarmalka oo. GUJI..   Agosto 12
Murshid Barud oo Kalaabtay Is-sharaaxdii
MINNESOTA - Murshid Barud oo ah 22 jir la sheegay inuu isu soo sharaxayo xubin dowladda hoose ee GUJI..   Agosto 12
SOOMAALIDA ODENSE, DENMARK  OO U QAXAYA DALKA ENGLAND
Warbixin dheer oo Ibraahim Saalax kasoo diyaariyey dhibaatooyinka lasoo gudboonaadey Soomaalida u qaxday dalka Ingiriiska ayaa kubilaabatay.. GUJI..  Agosto

WARARKii  July» GUJI
» June |  MAY APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

.

HALIS CAAFIMAAD: SOOMAALIDA MARAYKANKA

Dhadhtar ka tirsan cisbitaal kamida cisbitaalada ugu weyn Maraykanka ayaa sheegay in Soomaalida uu kusoo badanayo cudurka kaadi-sonkorowgu, warbixintaas iyo calaamadaha lagugarto kaadi-Sonkorowga
KA AKHRI HALKAN GUJI....

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
CTML CD
MACLUUMAADKA INTERNETKA

Wiil Kudhashay Caloosha iyo Mindhicirka oo Bannaanka Yaal GUJI.. 21/7
"India Waa Aqoonsantahay DKM"
Sidaas waxaa tiri Professor caasha, Safiir ku xigeenka safaarada somaliya ee new-delhi GUJI... 20/7

C/Qaasim oo Muujiyey in DKG Diyaar u tahay in Caasimada Loo raro Hargeysa.GUJI July 18
 Booqashada Madaxweynaha DKG uu Kujoogo Liibiya
 Safaarada Soomaalida ee Liibiya. GUJI....  July 17

Libaan Xuseen oo Maraykanku Kasaaray Liiska Argagixisada
Qoraal kusoo baxay shabakada OFAC.. GUJI...  July 17

Cabdullaahi Yuusuf oo Bisha Sebtember Booqanaya USA
Warsaxaafadeed .. GUJI...  July 17

1000 Arday Soomaaliyeed oo Waxkabarta Dalka Sudan
Warbixin tifatiran oo kusaabsan ardayda Soomaali GUJI.  July 16

Zenawi oo Billada ugusaraysa ku Mutaystay Soomaaliya iyo Eretrea
Golaha Nabada Adduunka. GUJI July 16
DOODFURAN: Billada iyo Ra'yiga

Labo Kamida 3da Soomaalida Sweden oo lagasaaray Liiska Argagixisada


C/Qaasim oo Mbeki Kadalbaday in uu Dhexdhexaadiyo Itoobiya iyo DKG

  
Mashruuca Masjidka Ibnu-Tayamiya


Tubtii Qoritaanka Afka Soomaaliga

Xisbiga Shaqaalaha ee Borlänge oo Ballanqaaday Cirib-tirka Shaqo iyo Xirfad La'aanta Soomaalida
  GUJI.HALKAN  


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD