SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - SOOMAALIYA

  Yusuf C/casiis Maxamed oo ka mid ah Xubnaha Sarsare ee Jaamacadda Bariga Afrika oo Xabsiga Laga Siidaayey

SomaliTalk.com | Dec 7, 2002 | Boosaaso

Maanta oo taarikhdu tahay 7/12/2002 kowdii duhurnimo waxaa laga soo daayay xabsiga dhexe ee magaalada boosaaso Mudane Yusuf C/casiis Maxamed oo ka mid ah xubnaha sarsare ee jaamacadda bariga afrika. Warka oo dhanHoos Akhri


Xawaalada Hilaac oo ballan qaadeysa adeeg degdega: Ha moogaan HILAAC
   

mudane yusuf oo 3/8/2002 laga qabtay magaalada boosaaso taariikhdaas oo ku beegnayd maalin ka dib dagaalkii qayaadsame.

Mar aan warayse ugu tagay halka uu dagan yahay kolkii la soo daayay ka dib wuxuu sheegay in si aad u heersaraysa loola dhaqmay mudadii uu halkaa ku xirnaa, wuxuuna u mahad celiyay shaqaalaha xabsiga dhexe ee boosaaso. sidoo kale wuxuu aad ugu hambalyeeyey dhamaan ragii ka qayb qaatay soo dayntiisii..

Yusuf c/casiis oo aan ilaa hadda la ogayn asbaabta xaqiiqiga ah ee loo xiray ayaa hadana dadka reer PL ay aad ugu faraxsan yihiin soo dayntiisa.

waxaa soo daynta yusuf ka qayb qaatay odoyaal dhaqameed, aqoonyahan iyo dhalin yaro fara badan..

ISHA WARKA: SomaliTalk Boosaaso

December 7, 2002

 


I  I  D  H  E  H

 TAARIIKHDII SAXAABIGII: USAAMA BINU ZEYD

"Waa Xil Saaran Amnesty International inay booqato oo
u hadasho Afarta Soomaalida ee kujira xabsiga Mombasa Kenya", sidaas waxaa yiri Maxamuud Wardheere oo warqad u diray... Guji....

MINNESOTA, USA: Maxkamadii Siciid M. Guuleed oo Dib Loo Dhigay Ilaa Khamiista soo socota: Faahfaahinta kala soco Somalitalk....

JWXO oo Hablayada Ciida u Direya Shucuubta Islaamka
Wararkii Radio Xoriyo ee maanta Guji....

Soomaalida Minnesota, USA iyo Maalmaha Ciidul Fidriga
Shalay oo ciid ahayd iyo maanta oo Jimce ah waxay Soomaalida labada magaalo ee St.Paul/Minneapolis u ahayd maalmo farxad gaar ah u leh, warbixin arintaas ku saabsan  Ka.Akhri.Halkan

Maanta oo Muslimiinta India Ciideen
ayaa waxaa ku beegan maalin Islaamka u ah maalin murugo, waa December 6 oo ah maalintii  la burburiyey Masjidkii.... GUJI

"Cali Khaliif Galaydh ayaa faafiyey in Aabahay Xiriir La Lahaa Usaama,....
Al-Itixaad iyo Al-Islaax-na  waxay xiriir la leeyihiin  Alqacida" Sidaas waxaa yiri Xuseen Caydiid oo waraysi dheer oo SomaliTalk la yeesheen kaga hadlay arimo dhinacyo badan taabanaya. waraysigii oo dhan.. GUJI.. [Fahad Yaasiin]

Soomaalida Sweden oo Wadjir u Ciidey
Waxaa markii ugu horeysay damaashaadyo ay si wada jir ah u soo wada abaabuleen labbada Masaajid ee Soomalida iyo GUJI.

Cumar Yare oo Loo Qaadi Doono Australia
Cumar oo ah 3jir xiidmuhu dibada yaalaan ayaa 18ka December la keenidoonaa Melbourne si loogu qalo, laakiin Guji

SALAAN ISU-DIRID CIIDA: Eidmubarak | EidMubarak.2Eid card

Sida Looga Ciiday Doha
Sida looga ciido dalkaan(Qatar) ayaa gabi ahaan kaduwan ciidaha kugu soo marijirey Africa, gaar ahaan.... GUJI..

CIID MUBAARAK
Bahda SomaliTalk waxay dhammaan Muslimiinta ku dhaqan daafaha dunida ugu hambalyay-nayaan ciida barakaysan ee "Ciidul Fidriga" sannadkan 1423 oo kubeegan December 5 .. GUJI...

/11com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD