SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - KISMAAYO

BAYAAN KASOO BAXAY ISBAHAYSIGA DOOXADA JUBBA

December 8, 2002

Bayaan hab Fax ahaan ah lagu soo gaarsiiyey SomaliTalk, isla mar ahaantaana shaaca ka qaaday in uu kasoo baxay Isbahaysiga Dooxada Jubba, ayaa ku bilaabmay "Wax habayaraatee Al-Qaaeda ama Al-Ittihad oo ku leh xarun Rascomboni ama nawaaxigeeda ma jiraan"Hoos Akhri


Xawaalada Hilaac oo ballan qaadeysa adeeg degdega: Ha moogaan HILAAC
 Bayaanku waxa uu beeniyey hadalkii ra'iisul wasaaraha Itoobiya ee ahaa "Dadkii qaraxaas abaabuley ee ka dhacay Mombasa, Dalka Kenya ay ka yimaadeyn Rascomboni, Somalia" kaas oo bayaanku yiri waanu kasoo horjeednaa soo jeedintaas. Taas oo weliba bayaanku caddeeyey in aysan ahayn markii ugu horeysey ee Itoobiya ku eedaysay in Rascomboni ay joogaan Al-ittihad, waa sida bayaanku u dhigaye.

Bayaanka oo faah-faahsan una qorax qaab Fax ah, ka kahri halkan...

<><><>

Zenawi oo Qaraxii Mombasa ku eedeeyey Soomaali 
waraysi uu Zenawi bixiyey markii uu kasoo laabtay Ameerika ayuu ku sheegay in qaraxii Mombasa ay.. GUJI 8/12


I  I  D  H  E  H

 TAARIIKHDII SAXAABIGII: USAAMA BINU ZEYD

Nin Soomaaliyeed oo Lagu Diley Atlanta, USA 
Ninkaas Soomaaliyeed oo markii uu soo tukadey salaadii taraawiixda kasii aadey shaqo ayaa .... GUJI  8/12

AL-HASSANI: Makutaameysaa inaad wadamada carabta timaadid?

CASHARKII 36aad EE SIIRADII RASUULKA (SCW) 
Bilaabitaankii Duullaamadii Jihaadka.... GUJI [Wd. Cusman Bilaad]

Yusuf C/casiis oo Laga Soo daayey Xabsiga Bosaso
Yusuf C/casiis Maxamed oo ka mid ah Xubnaha Sarsare ee Jaamacadda Bariga Afrika ayaa maanta kowdii duhurnimo laga soo daayey... Guji..

Ururka Darwiish Party Kenya oo u digey Madaxweynaha Somaliland
warsaxaafadeed ururkaasi soo gaarsiiyey SomaliTalk ayuu ku sheegay inay digniin kabixinayaan safarka iyo... Guji.... 7/12

"Waa Xil Saaran Amnesty International inay booqato oo
u hadasho Afarta Soomaalida ee kujira xabsiga Mombasa Kenya", sidaas waxaa yiri Maxamuud Wardheere oo warqad u diray... Guji.... 6/12

MINNESOTA, USA: Maxkamadii Siciid M. Guuleed oo Dib Loo Dhigay Ilaa Khamiista soo socota: Faahfaahinta kala soco Somalitalk....

JWXO oo Hablayada Ciida u Direya Shucuubta Islaamka
Wararkii Radio Xoriyo ee maanta Guji.... 6/12

 /11com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD