SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - KENYA

  Warasaxaafadeed Kasoo Baxay Ururka Darwiish Party faraca Kenya

 

asalama alaykum

anaga oo ah Ururka Darwiish Party faraca Kenya waxaanu digniin ka bixinayanaa safar ku sheega iyo fekreda khaladan ee Maamulka hargeyas ninka madaxa u ahi sheegay in uu ku imaandoono Degaanka Soo, sanaag, Hawd. waxaan u aragnaa in aanay suurta gal ahayn imaatinka meel aan dadkeedu raali ka ahayn isla markaasina ka shaqanin nidaamka hargeysa ee la magac baxay Somaliland,...Hoos Akhri


Xawaalada Hilaac oo ballan qaadeysa adeeg degdega: Ha moogaan HILAAC
   

waxaa in mudo ahba ku sugnaa degaanka suladiin abaabulaya isku dhac iyo in dhiig daato isla markaasina la iska hor keeno dadka degaanka u dhashay oo aan raali ka ahayn fara gelinta degaankooda xalaasha ah waxaa ka hadlay marar badan garaadada degaanka in ayna suurta gal ahan in ay degaankaas yimaadaan cid sheeganaysa maamul ka baxsan midka Soomaliweyn am qof qaba feker aan ahayn Soomaalinimo

hadaba aniga oo ku halaya magaca Ururka Darwiish Party of Kenya ahana Madaxa Ururka ee qaybta Kenya waxaan ka Digayaa safarkasi Daahir Riyaale in uu kala Kulmi Doono Cawaaqib Xumo Kaga Timaada degaanka aanu lahan uma dhalan lagana casumin inta uu sheeganayo Maamulka hargeysa madaxiisa taas hore looga sheegay Shirka Soomalida Eldored in aan nina nin degaankiisa soo geli karin isaga oo sheeganaya Maamul isla markaasina isagu mas,uul ka yahay dhibta gaadha

MADAXA URURKA DARWIISH PARTY OF KENYA

MAXAMED MAXAMUUD GUTAALE

ASALAMA ALAYKUM

gutalle@yahoo.com   

December 7, 2002

AFEEF: Aragtida qoraalkan waxaa leh ayna gaar u tahay ururka ku saxiixan


I  I  D  H  E  H

 TAARIIKHDII SAXAABIGII: USAAMA BINU ZEYD

"Waa Xil Saaran Amnesty International inay booqato oo
u hadasho Afarta Soomaalida ee kujira xabsiga Mombasa Kenya", sidaas waxaa yiri Maxamuud Wardheere oo warqad u diray... Guji....

MINNESOTA, USA: Maxkamadii Siciid M. Guuleed oo Dib Loo Dhigay Ilaa Khamiista soo socota: Faahfaahinta kala soco Somalitalk....

JWXO oo Hablayada Ciida u Direya Shucuubta Islaamka
Wararkii Radio Xoriyo ee maanta Guji....

Soomaalida Minnesota, USA iyo Maalmaha Ciidul Fidriga
Shalay oo ciid ahayd iyo maanta oo Jimce ah waxay Soomaalida labada magaalo ee St.Paul/Minneapolis u ahayd maalmo farxad gaar ah u leh, warbixin arintaas ku saabsan  Ka.Akhri.Halkan

Maanta oo Muslimiinta India Ciideen
ayaa waxaa ku beegan maalin Islaamka u ah maalin murugo, waa December 6 oo ah maalintii  la burburiyey Masjidkii.... GUJI

"Cali Khaliif Galaydh ayaa faafiyey in Aabahay Xiriir La Lahaa Usaama,....
Al-Itixaad iyo Al-Islaax-na  waxay xiriir la leeyihiin  Alqacida" Sidaas waxaa yiri Xuseen Caydiid oo waraysi dheer oo SomaliTalk la yeesheen kaga hadlay arimo dhinacyo badan taabanaya. waraysigii oo dhan.. GUJI.. [Fahad Yaasiin]

Soomaalida Sweden oo Wadjir u Ciidey
Waxaa markii ugu horeysay damaashaadyo ay si wada jir ah u soo wada abaabuleen labbada Masaajid ee Soomalida iyo GUJI.

Cumar Yare oo Loo Qaadi Doono Australia
Cumar oo ah 3jir xiidmuhu dibada yaalaan ayaa 18ka December la keenidoonaa Melbourne si loogu qalo, laakiin Guji

SALAAN ISU-DIRID CIIDA: Eidmubarak | EidMubarak.2Eid card

Sida Looga Ciiday Doha
Sida looga ciido dalkaan(Qatar) ayaa gabi ahaan kaduwan ciidaha kugu soo marijirey Africa, gaar ahaan.... GUJI..

CIID MUBAARAK
Bahda SomaliTalk waxay dhammaan Muslimiinta ku dhaqan daafaha dunida ugu hambalyay-nayaan ciida barakaysan ee "Ciidul Fidriga" sannadkan 1423 oo kubeegan December 5 .. GUJI...

/11com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]