SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - KENYA
HARGEYSA MIYAANAY U JEEDIN HAY'ADA XAQUUQDA INSAANKU?(AMNESTY INTERNATIONAL)

asalama alaykum

waxaa taariikh aan fogayn magalada hargeysa caruurta wax ka barata oo aan u dhalan gobolka W/galeed iyo degaanla la xidhiidha ayaa lagu ururiyey B/buur inta loogu tagay meelihii ay wax ku baranayeen xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu Riyaale ka soo laabtay Degaanka Sool,sanaag,hawd oo rajo xumo uu kala kulmay caruurtan oo markii aanu warkooda helay naloo sheegay in sababaha xabsiga loogu taxaabay tahay cadho loo qabay dadka degaanka Sool,Sanaag and Hawd arintani waxay ku soo beegantay wakhti degaanka Sool,Sanaag,and Hawd xaaladiisa siyaasadeed cakiran tahay isla markaasi xamaasada dadku aad u kacsan tahay lana diidan yahay imaatinka Degaanka Mr.Riyaalle

Hoos Akhri

KAAH
Choose kaah for confidence, convenience & competitive, rapid, reliable & responsive

waxaan ilaa hadan wax war ah laga haynin xukunka ku dhacay iyo ciqaabka la mariyey caruurtii xabsiga dhexe ee Magaalada hargeysa lagu shubay waxaa aad welwel iyo walaac uga muujiyey waalidiinta caruurta oo aanu la xidhiidhnay qayb ka mid ah,in kasta oo waalidiinta laftooda kuwa ka mid ah lagu daray caruurta oo xabisiga la dhigay hooyooyin badan oo ka xumaaday sababta caruurtooda looga ururayo degaanada aanu kor ku soo sheegnay,

waxaan cid kasta tusaynaa hanaanka yaala degaanka W/galbeed ee dhinaca xaquuqda Insaanka iyo cabdhinta shacabka,waxan u sheegaynaa in caruur aan waxba galabsan xabsi geyntooda lagu gaadhin guul iyo horu mar laguna higsan maamul toosan waxaan (Amnesty Intrenational) gaadhsiinaynaa in indhaha loola tago xabsiyada Hargeysa ee caruurtu ka buuxdo iyo waalidiinta,wakiilka hay'ada gaar ahaan kan magalaga Mugadishu la socodsiinaynaa in arintaas si dhab ah loo baadho lagana diyaariyo wixii munaasib ku ah cida geysatey Maamul iyo shaqsiyaad mid kastaba ha ahaatee

MADAXA URURKA DARWISH PARTY OF KENYA

MAXAMED MAXAMUD GUTAALE

gutalle@yahoo.com 

 

 QORAALADII HORE EE GUTAALE

Dec 21, 2002

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan, kana tarjumi maayo araagtida SomaliTalk

<><><>

I  I  D  H  E  H

Rabshaddo Hareeyey Tartanka Quruxdda Gabdhaha Soomaalida Gothenburg, Swden
 Shan qof ayaa xabsiga loo taxaabay, hal qofna cisbitaalka kaddib markii iska hor imaad ka dhacay  goob ay ka socotey xaflad loogu magac daray "Miss Somalia" ....GUJI    

Warqad Furan Oo Ku Socota Dhammaan Beesha Hawiye
Warqadan oo lasoo gaarsiiyey SomaliTalk Muqdisho ayaa si toos ah ula hadleysa dhammaan beelaha.... GUJI  14/12

Dhawaaq caalami ah iyo Ururka Darwiish Party 
Waxaan mar kale ku celinaynaa Maamulka W/galbeed ee Riyaale Hogaanka ka yahay in aanay ku talo xumoobin degaanka.. GUJI 14/12

Baaq ay soo saartey Jaaliyada Absame ee Sweden
Baaqaan oo SomaliTalk uu soo gaarsiiyey Suldaan Mohamed Suldaan Siraaji  ayaa waxa uu kusaabsanyahay Laascaanood GUJI... 14/12

 ... ELDORET: Taxanaha Wararka  

... Soomaaliya iyo dhacdooyinkii  2001/2000 


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002
SUUQ WEYNAHA ALKARAMA
Waa suuq Soomaaliyeed oo ku yaal xaafada Cedar ee Magaalada Minneapolis, GUJI...

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD