SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - KENYA
 Dhawaaq caalami ah iyo Ururka Darwiish Party

BISMILAAHI RAXMAANI RAHIIM.

  • KU-DHAMAAN SAXAAFADA MADAXA BANAAN........ FADHIGOODA
  • KU-INTA JECEL MIDNIMADA SOOMAALIYEED........ FADHIGOODA
  • KU-ISIMADA, GARAADA, DUUBABKA,UGAASYADA,.....FADHIGOODA
  • KU-URUR GOBOLEEDKA IGAD.................................FADHIGOODA
  • KU-ERGADA SHIRKA.DIB.HESHIISIINTA SOMALIDA .......ELDORED.KENYA
  • KU-DAD-WEYNAHA DEGAANKA W/GALBEED.................FADHIGOODA

Dhamaan meelaha waraqadi ku socoto u soo ban dhigayanaa khaladaadka iyo gardarada cadaanka ah ee daandaansiga huwan ee maamul ku sheega W/galbeed kula wareegayaan degaaka Sool,Sanaag,Hawd,

Hoos Akhri

alkarama

sida aad hore ula socotaanba waxaa maalmihii la soo dhaafay dagaal ka riday bulsahada Nabada ah ee degaanka Sool,ninka sheegtay in uu ka taliyo Maamulka W/galbeed halkaas oo sida aad la socotaanba khasaare balaadhani ka dhacay isla markaasina laga dareemay dhamaan Gobolada &degmooyinka dalka Soomaliya aadna looga xumaaday waxaa weli socda Siyaasada fashilan ee foosha xun ee lagu wado degaanka aan dadkiisu raaliga ka ahayn googo,a Soomaliya iyo gaar wax u sheegadka.

Waxaan mar kale ku celinaynaa Maamulka W/galbeed ee Riyaale Hogaanka ka yahay in aanay ku talo xumoobin degaanka shacabkiisu ka xishoonayaan waxa maquulka aan ahyn ee ay la wareegayaan waxaanu leenahay ka soo qayb qaata Shirka dib u Heshiisiinta soomalida Eldoret Kenya waxaanu leenahay Umadiina Wax la qabsada waxaanu leenahay Shacbiga deriska ah iyo dadka dhaqanku ,diinta,xididnimada,xigtanimadu ka dhaxayso ha kala dilina oo ka daaya siyaasada aan meela gaadhayn ee aan cagaha ku taagnayn waxaad ogaataan in aan aduunka iyo qaramada midoobay toona ogolan in soomaliya mandaqado noqoto mida kale aduunka lama arag qabiil qaran noqda ee waxaanu leenahay dadka Soomalida ah idinka oo aan meel gaadhsiin karin ha ka reebina Mujtamaca Soomaliweynta ee hadan dhismaha loo abaabulayo,

waxaan ku dhaafayaa qoraalka yaan lagu guurin dadka shacabka ah beena loo sheegin yaan dadka dagaalka ka soo baxay lagu celin dagaal iyo dhimasho danbe waxaadna ogaataan in cida geysata dhib daanbe lagala xisaabtami doono wakhti ay gaadhoba waxaan leeyahay shacbiga W/galbeed waxay ahaan jireen dad caqli badan oo aan khaladka la marin hadana waxaan leenahay ka fiirsada tuugada beenta idinku wada ee aan meela idin gaadhsiin karin maanta ka qayb qaata dhismahha soomaliweynta.

warkii  digniinta ahaa ee ururka Darwiish... GUJI

MAXAMED GUTAALE

gutalle@yahoo.com 

MADAXA URURKA DARWIISH PARTY FARACA KENYA

ASALAMA ALAYKUM

Dec 14, 2002

I  I  D  H  E  H

 

Ururka Darwiish Party oo Tacsi u diray laascaanood
Qoraal uu ururku maanta soosaaray ayaa ku bilaabmay.... GUJI  8/12
 

Bayaan ay soo saareen jaaliyada SSH ee Kuwiat
Annagoo ah Jaaliyadda dalka Kuwait deggan ee ka soo jeedda Gobolada Somalia ee Sool,Sanaag iyo Hawd in badan ayaanu   GUJI  12/12

Jaaliyada dhulbahante ee w/america warsaxaafadeed
la xiriira dagaalkii Laascaanood ayey ku sheegeen in GUJI  11/12

Warsaxaafadeedka Puntland ee Dagaalkii Lascanod
Madaxweyne ku xigeenka dawlad goboleedka Puntland mudane Maxamed Cabdi Xaashi oo ku sugan Eldoret ayaa.. GUJI  8/12

Woqooyi Sidee Looga arkay Dagaalkii Laascaanod
Dagaal aad u kulul ayaa ka dhacay magaalada laascaanood, kaasoo ay sabab u ahayd booqashadii Madaxweynaha... GUJI  8/12

... ELDORET: Taxanaha Wararka

 ... ELDORET: Taxanaha Wararka  

... Soomaaliya iyo dhacdooyinkii  2001/2000 

Afeef: aragtida qoraalka waxaa leh qoraaga ku saxiixan


WARARKA KALE EE DECEMBER -GUJI

 SEPTEMBER AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD