SomaliTalk ads
Home | Zakaat | Siiro | Saxaabada | Salaat | Search | Allah Is Great |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m 
SOMALITALK - SWEDEN
 Baaqaan waxaa somalitalk soo gaarsiiyey suldaanka laf-ahaantiisa.

Ujeedo: Baaq ay soo saartey Jaaliyada Absame ee ku dhaqan Sweden

Beesha Absame oo uu horkacayo Suldaan Mohamed Suldaan Siraaji Suldaan Abdisalaan ayaa waxay beeshu kaga hadashay shaqaaqadii ka dhacday magaalada Laascaanood oo ay dad ku dhinteen dadna ku dhaawacmeen, hanti badana ay ku burburtay .

Waxay beeshu arinkaas u arkeysaa mid xadgudub ku ah deegaankaas iyo Ismaamul goboleedka Puntlandba.

Hoos Akhri

alkarama

Waxaan aad uga xunahay in colaad hor-leh laga abuuro deegaanada Sool oo looga bartey mudadii 12-ka sano ahayd degenaasho iyo nabadgelyo. Colaadaan oo laga yaabo inay saamayn karto deegaano fara badan hadaan laga hortagin.

Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan eheladii ay dadkoodu ku geeriyoodeen shaqaaqadaas.

Suldaan Mohamed Siraaji Suldaan C/salaan

Nagala soo xidhiidh

Siraj@hotmail.com 

Dec 14, 2002

Bayaan ay soo saareen jaaliyada SSH ee Kuwiat
Annagoo ah Jaaliyadda dalka Kuwait deggan ee ka soo jeedda Gobolada Somalia ee Sool,Sanaag iyo Hawd in badan ayaanu   GUJI  12/12

Jaaliyada dhulbahante ee w/america warsaxaafadeed
la xiriira dagaalkii Laascaanood ayey ku sheegeen in GUJI  11/12

Warsaxaafadeedka Puntland ee Dagaalkii Lascanod
Madaxweyne ku xigeenka dawlad goboleedka Puntland mudane Maxamed Cabdi Xaashi oo ku sugan Eldoret ayaa.. GUJI  8/12

Woqooyi Sidee Looga arkay Dagaalkii Laascaanod
Dagaal aad u kulul ayaa ka dhacay magaalada laascaanood, kaasoo ay sabab u ahayd booqashadii Madaxweynaha... GUJI  8/12

... ELDORET: Taxanaha Wararka

I  I  D  H  E  H

 

"Cabdillaahi Yuusuf waa nin aan jagadaas madaxweynanimo u jeclaan lahaa"
sidaax waxaa yiri Abassador. Cabdilaahi Shiikh Ismaaciil oo u waramayey SomaliTalk.. Waraysigii Ibraahim Maxameddeeq 13/12 

Gudiyada Dib u Heshiisiinta oo Shaqa Joojin Sameeyey
Ilaa iyo shalay ayaan xarumihii ay gudiyada dib u heshiisiinta shirka Eldoret ka shaqaynayeen cidi soo xaadirin kaddib markii ay dhamaan. Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq 12/12

"Dowlada Itoobiya oo Rabta Inay Shika Eldoret Burburiso"
Sidaas waxaa yiri Jaamac Cali Jaamac oo SomaliTalk u waramayey isagoo jooga magaalada Eldoret, Kenya.. Waraysigii oo dhan  [Fahad] 11/12

Bayaan ka soo baxay Qowmiyadda Banaadiriga
Eldoret 11/12/02: Qowmiyada Banaadiriga asagoo u diyaar ah wax ka qabashada dhibatada haysata Gobolkooda Banaadir sidii xal loogu heli laha loona  GUJI  11/12

Liiska Wufuuda Kuharaya Eldoret oo lasoo Bandhigay
Waxaa kale oo wararka Eldoret ee maant kamid ah
»» Gen. Gabyow oo jawaab ka bixiyey hadalkii Zenawi »»Madaxweyne Kuxineegnka Puntland oo shir jaraa'id ku qabtay Eldoret.... akhri Warbixintii Ibraahim Maxameddeeq. 09/12

 ... ELDORET: Taxanaha Wararka  

... Soomaaliya iyo dhacdooyinkii  2001/2000 

Afeef: aragtida qoraalka waxaa leh qoraaga ku saxiixan


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
..
..
Eldoret waa caynkee
ELdoret- Bishan
Eldoret-Nov 2002
Eldoret-Oct 2002

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD