SomaliTalk DALSAN


Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
"Ma aqoonsanin wax ssh la dhaho" ESNSA

I  I  D  H  E  H

Bishii september ee aan kasoo gudubnay waxa shir isugu yimi dhalin yarada ,aqoonyahanada,iyo dhamaaan shacabka dagan wadankan khaliijka ee kasoo jeeda gobolka SANAG BARI IYO SOOL WAQOOYI ,falanqayn dheer ka gadaal waxa la samheeyay urur aan siyaasi ahayn oo la dhaho (EASTERN SANAAG &NORTHERN SOOL ASSOCIATION)

ururku go,aamada uu soo saaray waxa kamid ah 

1.in laka shaqeeyo nabad kuwada noolaanshaha bulshada wada degan dhulkaas

2.in si buuxda ururku u taageersan yahay odayaasha somaliland ee waftiga ku jooga magaalada l/caanood

3.in aan san la aqbali karin sheegashada beenta iyo damaca leh ee shakhsiyaadka SSH meelahaa ka dhahaa ku doodaan,mana aqoonsanin wax ssh la dhaho 

magacyada gudiga ururku ee baaqan soo saaray 

1.maohamed mahamoud abdi......gudoomiye
2.khadar mohamed hasan........gudoomiye xigeen
3.siciid yuusuf nuur..........xoghaye
4.mohamed baashe mohamed......afhayeen
5, moham,oud diiriye ........xubin
6.nuur muxumed...............aqoonyahan
7.c/laahi xasan..............xubin

wixii war ah ama tusaale ah waxa ay taageerayaasha ururku kusoo hagaajin karaan addreeskan

mohamed baashe mohamed 
m_baashe@hotmail.com
 
khaliijka  

 AFEEF: Aragtida qoraalkaan waa mid u gaara qoraaga ku saxiixan 

 

Qoraalkii SSH - ka akhri halkan

Oct 5, 2002

 KULAABO BOGGA WARARKA OCT 5, 2002

 


WARARKA  SEPTEMBER - GUJI
»
AGOOSTO | JULY | JUNE | MAY | APRIL | MARCH | FEBRAAYO | Janaury 2002 | Wararkii 1999-2001 

com

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
DIGNIIN:

»» Virs cusub... BUGBEAR
»» Virus cusub .... OPASOFT
»» Viruska Halista ah ee Goldfish. 
»» Taxadarka Emailada Nayjeeriya
»» Xusuusin  carruurta iyo Internetka
 Dhammaan ka akhri halkan 

 

Muslimiinta Ethiopia oo Caawimo Geysanaya  
 
EU & Kenya oo Saxiixday Heshiis maalgelinya shirka Soomaalida
Ogadeenya oo Lagu Xirxiray Shacab

I I D H E H 

Eldoret waa Magaalo sidee ah
Magaalada eldoret oo ah magaalada lagu qabandoono shirka nabada Soomaalida waa magaalo aad u wayn oo . IQRA..  26/8 


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD