SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - NAIROBI
 War-1-14,Nairobi.Kenya.
Dr. Cabdullahi sh. Dahir:-Qanyare Kipligat kuma sheegin Cadowga ummada Soomaaliyeed ...... 

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......


Xoghayaha Arrimaha dibada ee Ururka (USC/Qanyare), Dr.Cabdullahi sh. Dahir ayaa saakey war saxaafeed ku qabtey hotelka uu dhegan yahay ee 680-ti ee magaalada Nairobi.

Warsaxaafadeedkan ayaa lagu beeniyey In guddoomiyaha ururka USC uu Kipligat ku sheegay in uu yahay Cadowga Ummda Soomaaliyeed, war oo lagu qorey Interternetka, lagana sheegay Raadiyaha Shabeele 13-December,2003 ayaa xoghayahu ku sheegay in uu yahay mid aan sal iyo raad toona laheyn.

Waxa kaloo uu sheegay in Ururka USC uu yahay ururada siyaasada Soomaaliya ugu facweyn oo aan looga baran wararka iyo falalka dhaawacaya Maslada shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Ururka Maxamed Qanyare Afrax waa hogaamiye siyaasadeed oo ku adadag wadanimada iyo kaaramada dadkiisa iyo dalkiisa hooyo ayuu hadalka ku daray.

Dr.cabdullaahi ayaa amaan u soo jeediyey saxaafada xorta ah ee soomaalida .laakiin waa in ay kala gartaan danta shaqsiga iyo danaha Umadda ,waxaana u soo jeedinayaa in ay ka waantoobaan in shaqsi ahaan qof danbi uga galin.


dhamaad.
Abdikarim Aden Hussein
abdikarimhussein@hotmail.com

SOMALITALK.COM | DEC 14, 2003

Faransiiska oo Qarka u Saaran in uu Mamnuuco Khimaarka:
 
Gaar ahaan Khimaarka gabdhaha Muslimiinta ah ku xirtaan Iskuulada.. Guji

MUSHARAF OO KA BADBAADAY MU'AAMARAAD
. Madaxweynaha Pakistan oo in yar u jirsadey in la dilo
. Saddam Xuseen oo Laga Soo Qabtay Tikrit
 Wararkaas Ka akhri halkan....

Ciidamada Canada oo Loo Sameeyey Wadaad Islam ah
waa markii ugu horeysey taariikhda ciidanka Canada oo loo sameeyo wadaad muslim ah, waxaana laga dhigay nin lagu magcaabo Guji
Canada oo Yeelatay Ra'iisul Wasaare Cusub

FAALLO: USA:Tartanka Aqalka Cad, Ninba Ceesaantii Ceelka Keen

Wararka Soomaalida Woqooyiga America
. Cajalad Vedi: Booliis ah oo Feeraya Wiil Soomaaliyeed
. Soomaali Xabsigii Loo Sii Kordhiyey Rafcaan kadib
. Abbe Soomaaliyeed oo Lagu Soo Oogey Dacwad
. Ninkii Diley Mohamed Ahmed Salah oo Lagu Xukumay 27 sano
. Somali-Canadian Lagu Xiray Minneapolis

Dhammaan ka akhri halkan... GUJI

Cabdulahi Yusuf oo Caddeeyey Mowqifkiisa
ku aadan shirka, IGAD, iyo kulanka Mombasa, waxana uu sidaas ku caddeeyey wararysi uu la yeeshay Abdikarim Aden.. Guji..

Wada-shaqayntu Waa Furaha Guusha.. GUJI

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 

BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo  Somaliyed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya. Akhri


 

 

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]