SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - MUQDISHO

December 17, 2003

MAGACYADA WASIIRRADA CUSUB IYO QABAA’ILKOODA

Shalay ayaa ra’isul wasaarihii dhawaan la magacaabay Maxamed Cabdi Yusuf uu ku dhawaaqay dhisma qabyo ah oo xukuumaddiisa ah asagoo shalay magacaabay 13- wasiir oo kamid noqondoono xukuumaddiisa cusub kuwaasoo sida wararku sheegayaan lagusoo xushay daacad nimadooda iyo garab istaagooda madaxweynaha xilligii adkaa ee lasoo maray taasiana ey u muuqato in lagu abaal mariyay sida muuqatana wali waxaa dhiman wasiirro aan la magaabin waase la sugayaa magacaabidooda.

Waana kuwaan magacyadoodii iyo magacyada beelahoodaba.

 
Lanbar Magaca Wasaaradda Qabilka
1 Danjire yuusuf xasan ibraahin (dheeg) W/arrimaha dibadda Isaaq
2 Xuseen saalax muuse Raisul was are kuxigeen Isaaq
3 Axmed c/llaahi owjaamac W/jaaliyadaha &qaxootiga Isaaq
4 Pr:c/raxmaan xaaji aadan (ibbi) W/kalluumeysiga &kheyraadka badda Dir biya maal
5 Zakariye xaaji maxamuud cabdi W/tacliinta sare Leel kase
6 Cabdi guuleed maxamed W/gaadiidka circa &dhulka Mareexaan
7 C/waaxid cilmi (goonjeex) W/beeraha Mareexaan
8 C/qaadir owyuusuf axmed W/dib udhiska Majeerteen
9 Dr:C/qaadir maxamed cabdulle(madaxeey) W/warfaafinta Abgaal
10 C/kariim axmed cali W/ganacsiga Baadicadde
11 Cumar xaashi aadan W/lacagta Xawaadle
12 Xuseen maxamuud sheekh W/maaliyadda Digil dabarre
13 Yuusuf macalin amiin (baadiyoow) W/warshadaha Mirifle liisaan

Abuukar Yaasiin
abuukarsom@hotmail.com

SomaliTalk.com | Muqidsho | Dec 17, 2003

Maxamed Cabdi Yusuf oo Lagu Abaal Mariyey
Ra'iisul wasaaranimada DKG: Mowqifkii uu ka qatay shirka Kinya awgeed... Guji...

JARAA'IDKKA & SOOMAALIDA
Waxyaabahii ay Jaraa'idka Caalamku ka qareen Soomaalida:  English.Version...Click

 
 


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  

. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
kaah
Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..
Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji
London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji
XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI
BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]