SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - BAAQ
 Baaq digniin nabadeed oo ku socda maamulka S/LAND

Bismillaah:

Baaq digniin nabadeed oo ku wa jahan taliska sabaynaya ee riyaale:

Waxay ujeedadiisu tahay:reer galbeedka S/l ,ka jooga duulaanka ad gosateen intay goorigoor tahay :

waxaanu BBCda ka maqalay inaad goaansateen maanta oo taariikhdu tahay 21/12/03 -- inaad beelo nabada ku soo duushaan waxaan idiin sheegaynaa ,waxa idin ka soo horeeya waa rag iyo rabigood Maamul Somaliyeed ugaarana leh ,waa inaad ogaataan waxa ku siyaasad xumaysanaya dagaalka ,kuna jabayaa ,aad tihiin taliskiina ku jira rafashada iyo Somali xumaynta ,doonaya waxaan laga wada xaajoon inay ummad kaamili waali ku raacaan ummadaasoo ku teedsan afar gobol oo ka mida Puntland,suurto gelimayso arintan aad ku riyooteen iyo beribaa isku xero ahayn ee waali nagu raaca ,Aduunku macnuu ku socdaa ,qabiilbaad ku baxdeen bilowgii burburkii Somaliya ,shacabkiinana ku kiciseen ,wali shacabkiinii ma bogsan, cudurkii baa ku jira,dadkan aad sheeganaysaan waxaad isku tihiin capacity(+ -) marnaba ma suuroweyso inaad isku ujeedo noqotaan ,waayo idinkaa bilaabay kala soocida ummada Somaliyeed hadaanu taariikhda hore xusno.

Gabagabadii waxaanu idiin soo jeedinaynaa Maamulkiinan somliland intuu maamulkiina ka shaley lahaa, inaad hada ka noqotaan sheegashada macangaga ah ee aan cilmiyeysneen sinaba kuma suurtoobeyso waayo dhulka dadkii lahaa baa u taliya ,ku nool oo degan ,hadaad hesheen oday oday fara ku tirisa biidhi qaatayaala kama suurowdo shacabka inay waxaanay ka fiirsan faaiidadiisa iyo khasaarihiisa dalaq yidhaahdaan wixii dhib ummada Somaliyeed ku dhacay way la qabaan mana calaacalaan(cabaadaan) sida dumarka ,Somalinimo kamay quusan ,hadaba somliland idinkay nabadu dani idiinku jirtaa ,ee bilaayo ha u yeedhanina amaankana ha ku khamaarina,waa inaad sida ugu dhakhso badan uga noqotaan goaankiina hadii kale maala cawaaqib xumada idinku soo fool leh.

waa baaq ay ku dhan yihiin afarta gobol (Sool Sanaag Hawdcayn Haylan)dad ku ab tirsada

1)Dr Cilmi guure M.
2)eng.Cawil xaaji Moxamud
3)Dr Maxamed Xasan bilcil
4)DrYuusf jamac Godane
5)caaqil xasan xaaji yuusuf
6)Drs ubax Faarax qaylo
7)Dr Moxamud Cabdi jiideli
8)eng.Cali Moxamud xiji
9)Faarax Somali
10) olol kulmiye turaab
11)jamaal xidig

Soolsanaag hawd
soolsanaaghawd@hotmail.com 

December 23,  2003

Faafin: SomaliTalk.com  

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

»Gabaygii Wuu Dhintay! [Daraasadii Ibrahim Y.]

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 kaah

BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..


Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji


London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji


XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]