SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - SPR
SOMALI PEACE RALLY

Galkaio, Somalia, November 24kii 2003


PRESS RELEASE
SPR/INFltlk/M11/177/2003


Kornel Abdullahi oo Lagu Eedeeyey Xatooyo Khayraadka Badda ee Somaliya

Galkaio City, Somalia, November 24ki 2003 – Somali Peace Rally – Somaliya beryahaan dambe waxaa ku habsatay dhibaato baaxad weyn, oo badankeeda ay wadaan dad sheeganaya inay yihiin hogaamiyeyaal. Magaca Hogaamiye qarnigan la joogo waa erey nasiib daran.

KAAHWax badan waxaa horey loo sheegay sun lagu duugay carro Somaaliyeed, waxaase intaas oo dhan ka xoog batay tuugo cad iyo dibindaabyo lagu hayo khayraadka badda ee Somaliyeed oo weliba ay wadaan dad kooban. Bililiqada iyo xaalufinta Kornel Cabddullaahi Yusuf ee khayraadka badda ee Somaliya waa mid maanta isha lagu wada hayo.

Bartamihii 1998kii, waxaa uu arrintaas dhaca iyo xaalufinta uu Cabdullahi hore ugu xilsaartay nin ku can baxay dulaalnimo iyo musuq-maasuq. Waa nin hore ugu kala dab qaadi jiray Cabdullahi iyo ninkii ay isku dhawaayeen ee Jen. Caydiid. Waxaa xiiso leh in Cabdullahi ku calaacalay asagoo geed hoostiis fadhiya, waa markii laga soo raacdeeyey Garoowe ka dib markii dadkii ku gadoodeen: "waxaa manta iga dhigay cayr nin markii aan madaxda ahaa i oran jiray aabbe". Asagoo ula jeeda sida ninkaasi ugala gooyey lacagtii laga soo qaadi jiray maraakiibta badda saran ee Hartgroup ee bililiqada cad ku hayay kheyraadka badda Soomaliyeed.

Ka dib markii uu xoog ku qabsaday Puntland, Cabdullaahi wuxuu hadda helay fursad uu ku aruursado wax alle wixii lacag ah ee uu u baahdo, ayadoon cidna ka daba hadlin. Waxaa markhaati ma doonto ah in lacagtii dadka canshuurta loogaga soo qaaday in toos Garoowe loogaga diri jiray Nairoobi ayadoo loogu isticmaalo riyadii doorasho doonka ee ka socday Kenya– waa shirkii ay fashileen Cabdullaahi iyo dawladihii dabada ka waday. Si lacag loo sii helo waxaa uu hadda Dulaal kale ugu xilsaaray inuu lacag ugaga raadiyo Asiyada bari. Waa mashruucaas tan keentay in odaygu si tuuga ah ugu duulo Thailand. Waxaa la ogsoon yahay in Cabdullahi Dubai ugaga dhuntay wasiiroo ku sheeg la socday si aysan u ogaaan xisaabaadka dahsoon ee odayga dhaca iyo dilka ku gaboobay.

Tuugada hantida ummadda waxaa ka daran xaalufinta badaha Somaliya, Waxaa SPR ka walaacsan tahay sida nacasnimada ah ee Cabdullahi uusan dan uga lahayn dhibta ay keenayaan shirkadaha uu heshiiska la galo oo isticmaala sanco hore oon waxba ka reebayn bad-joogta xitaa kuwa yar-yar, ee wada jillabanaya wax alle wixii ay qabato shabaagtoodu. Waxaa taas lagu fasiray, in Cabdullahi yahay nin aan waxba saas u sii fiiriin waxa ka imaan kara tillaabooyinkiisa. Haddii uu lacag ka helayo, shiddo kuma haysa dhibta soo gaaraysa badda Somalida, haddii uu madax noqonayo, macne uma leh dastuur ama dimoqoraadiyad, sida ay tibaaxayaan dadka yaqaannaa.
 
SPR ARCHIVE
. June.30.2003
. November.30.2002
. Sept.25.2002
. August.18.2002
. October 2001
. August.20.2001
. August.8.2001
. July.27.2001
. July.25.2001
. June.19.2001
. June.13.2001
. May.31.2001
. November 17, 2000
. July 19- May 22, 2000
. July 19- May 17, 2000
. May 13 - March 21, 2000
GAASHAAN ARCHIVE
. May.30.2001
. May.18.2001
. February.21.2001
. February.15.2001
. Febraury.14.2001
. February.9.2001
BOOSAASO ARCHIVE
. Fedbruary.21.2001
. February.6.2001

Isku soo duu-duuboo, safarka Cabdullahi ee Thailand wuuxuu ummadda Puntland iyo Somaliba u keeni karaa labo dhibaato. Badaha Somaliya oo si raqiisnimo ah loo xaalufiyo iyo xatooyo xoolo dad dhibban oo Somaliyeed – maxaa Cabduulaahi kaga duwan yahay Munyaha Yeman ku haysta Marakiibtii Somaliaya? Waa su'aal gar ah in la isweydiiyo. Munye waa qab-qablaha kaliya ee dibedda dalka ku nool. Ma aha cajiib in Cabdullahi lacag badan ka soo qaatay ninkaas loona isticmaalay madashii khasaaraha – Nairobi/Kenya.

sprally@hotmail.com

<><><>

SOMALI PEACE RALLY

Galkaio City, Somalia, November 24th 2003


PRESS RELEASE

SPR/INFltlk/M11/177/2003


Col. Yousuf Urged to Sttop Pillaging Somalia’s Marine Resources

Galkaio City, Somalia, November 24th 2003 – Somali Peace Rally – The citizens of Somalia have continued to witness many brigand type activities committed by no one but someone claiming the title of a leader, an unfortunate word in today's Somalia.

Reports of toxic waste dumped in Somali territory are widespread. However, the plaguing of Somalia’s marine resources by few individuals with pecuniary motives has become a daily occurrence. Col. Abdullahi Yusuf of Puntland and his commission taking practices ARE a case in point.


Right after the set up of Puntland State of Somalia, the Col. Yousuf had appointed well known middleman for exploiting Puntland’s marine resources. The exploitation of Somali marine resource was a deal between the Colonel and an unscrupulous businessman who had already made deals between the Colonel and his buddy, Gen. Aidid. During Puntland turmoil in 2002, it was reported that Abdullahi lamented under a tree in Gaalkacio while kicked out of Puntland's capital (Garoowe) with a popular revolt, “I was betrayed by a man who used to call me daddy, I am penny less because of conman”, referring to the commissions swindled via fishing contracts with the so-called Hartgroup company.

After a bitter civil war in Puntland, Col. Abdullahi is now in charge of Puntland, obviously without accountability. It is no secrets that the revenue of Puntland people has been diverted from Garoowe to Nairobi for political expenditure at the ill-fated national conference in Kenya torpedoed by Col. Abdullahi and his sponsors.

To perpetuate his dubious deals in Somalia's high seas, the Col. Abdullahi has now recruited another thug, to arrange similar secret contracts in Thailand in November 2002. Abdullahi abandoned his so called ministers in Dubai to keep them away from his secret side trips to Thailand. In the last two years, millions of dollars have been swindled by Abdullahi and his company through similar secret deals. Most of this money has been used for building up militia in order to suppress the people through the barrel of the gun.

It is not only theft that SPR is concerned about. We are concerned about the negative effects these deals have for biodiversity. The vessels that Abdullahi gave fishing permits are involved in sweeping high-value tuna, shark and ray fins, lobster, deepwater shrimp and demersal Whitefish, according to source knowledgeable to marine science. People who know Col. Yousuf very well confirmed to SPR that he is a man who is not known for due diligence. "If he is getting money for building up his warlordship, biodiversity is not an issue for him. If he will stay in power, constitution or democracy has no meaning for him", was argued by his critiques.

"The implications of Abdullahi’s suspicious deals for Puntland/Somalia are of two fold – the resources of the land are stolen by one man and a collaborating gang. Millions are siphoned off in foreign accounts, some of which is used for warlordism, buying armies and recruiting thousands of militias to suppress his people – the biodiversity of the beautiful seas of Somalia is jeopardized by the reckless and uncontrolled fishing vessels.

It is about to time ask, how is Col. Yousuf different from Mr. Munye who is the only warlord residing outside the country – Yemen. It is no surprise that Col. Abbdulahi recently milked $1million from Munye for the ill-fated reconciliation exercise in Kenya. Obviously, Abdullahi decided to exploit Somali marine
resource for personal greed and power hungry dreams.

sprally@hotmail.com

Afeef: Aragtida Qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 24, 2003


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  

. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
kaah
Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..
Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji
London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji
XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI
BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD [an error occurred while processing this directive]