SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNEAPOLIS

Feb 28, 2004 

..SUPER TUESDAY IYO MUSLIMIINTA MINNESOTA

Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...



FAAQIDAADA CIYAARAHA... GUJI

 

MUSLIMIINTA MARAYKANKA OO AAD U FEEJIGAN KANA FIIRSANAYO CIDDII CODKOODA AY SIIN LAHAAYEEN AYAA MUSLIM AMERICAN SOCIETY (MAS) OO KAASHANAYSA MASAAJIDAHA IYO URURADA MUSLIMIINTA EE GOBOLKA MINNESOTA WAXAY OGEYSIINEYSAA MUSLIMIINTA GOBOLKA MINNESOTA, GAAR AHAAN SOOMAALIDA GOBOLKA DEGAN INAY KA SOO QAYB GALAAN SHIR MUHIM AH EE LAGAGA DOODAYO ARIMAHA SOO SOCDA:

1-QAABKA AY MUSLIMIINTA U NIDAAMIN LAHAAYEEN CODKOODA DOORASHADA 2004.

2-QAABKA UU U SHAQEEYO NIDAAMKA DOORASHADA MARAYKANKA.

3.QAABKA LOOGU QAYBGALAYO WAFDIYADA MAGACAABIDA EE SUPER TUESDAY EE MARCH 2, 2004.

4.QAABKA LOOGU GOR GORTAMI KARO CODKA MUSLIMIINTA SI LOO ILAALIYO MASLAXADA GUUD EE MUSLIMIINTA GUDAHA IYO DIBADABA.

5. DOORKA MUSLIMIINTA EE SIYAASADDA MARAYKANKA: MIDDA FEDERALKA, GOBOLKA, MAGAALOOYINKA.

GOORMA: MAALINTA AXADDA FEB.29, 2004

WAQTIGA 4:00PM
SALAADA CASIRKA IYO MASJIDKA
UMMUTU MUHAMMAD EE MAS CENTER
315 LAKE ST. EAST, MINNEAPOLIS, MN

GOOBTA SHIRKA SABRI HALL MEETING 204 LAKE ST. EAST, MINNEAPOLIS, MN

Haddii aad kari weydo inaad timaado Axadda, fadlan la xiriir secretary of the state ama MAS ama cid kaa caawinta ka qey galka fadhiyada Talaadada ee kooxaha wafuuda(Caucus meeting).

WIXII FAAH FAAHIN EE SHIRKA LA XIRIIRA XARUNTA WEYN EE MAS (651)457-7170 ama (612)338-7124.

HASSAN Ali Mohamud
xasanjaamici@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 28, 2004

Doorashada USA ee 2004 iyo Doorka Muslimiinta

.USA: Is reebreebka Xisbiga Dimuqradiga  [Aden]
»
USA:Yaad Dooran Doorashada Madaxtinimada Dalka Mareykanka
»USA:Tartanka Aqalka Cad, Ninba Ceesaantii Ceelka Keen [Aden]

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
usa


kaah


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD